26 Jul, 2024
1 min read

ATMIS oo si kulul u cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen dad Shacab ah.

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa qoraal ka soo saaray weerarkii ay Al-shabaab ku beegsadeyn dad shacab ah oo ku safrayay inta u dhaxeysa degmooyinka  Beledweyne iyo Maxaas oo ka wada tirsan Gobolka Hiiraan sidoo kalena ay halkaasi ku gubeen gaadiid siday raashin. ATMIS ayaa si kulu u cambaareysay weerarkan iyaga oo sheegay in […]

1 min read

Wasiirka Maaliyadda XFS & Wakiilka dalalka geeska Afrika ee Hay’adda IFC oo ka wada hadlay horumarinta maaliyadda Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Amena Arif oo ah Wakiilka dalalka geeska Afrika ee hay’adda International Finance Corporation IFC oo ka mid ah Hey’adaha hoostaga Bangiga Adduunka, isla markaana wada shaqeyn la leh dowladda Soomaaliya. Kulanka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Wakiilka dalalka geeska […]

1 min read

Madaxweynaha oo magacaabay Lataliyaha Xiriirka Dowlad-goboledyada.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone) in uu noqday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada. Madaxweynaha oo ku soo xulay Lataliyaha aqoonta iyo waayo-aragnimadiisa shaqo ayaa ku adkeeyey in uu door wanaagsan ka qaato qorshaha dowladda, maamul daadejinta iyo kobcinta hannaanka Federaaleynta dalka, kuwaas oo mudnaan gaar ah […]

1 min read

Markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada badda Turkiga oo gaaray Israel.

HAIFA — Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa ku soo xirtay Israel, taas oo ah imaanshihii ugu horeysay ee markab noocaan ah muddo toban sano ka badan, iyadoo xiriirka xulafada Mareykanka uu soo hagaagayo kadib markii khilaaf xooggan oo la xiriira qdiyadda Falastiin uu ka dhex aloosmay. Markabka Kemalreis ayaa kusoo xirtay dekedda Haifa […]

1 min read

Macawiisleyda oo weerar ku qaaday deegaan ay Al-Shabaab kaga sugan yihiin Hiiraan.

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaadka Macawiisley iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaan Geed-wayne oo dhaxeeya deegaanka Buurwayn iyo degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Kooxda Macawiisley oo ka carreysan dadkii lagu laayay deegaanka Afar irdoodka ee u dhaxeeya Maxaas iyo Beledwayne ayaa weerar culus ku qaaday dagaalameyaak ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa deegaanka Geed-wayne. Khasaare isugu […]

1 min read

Al-Shabaab oo mar kale gubay guryo ku yaalla G/Hiiraan.

Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in mar kale ay gubeen guryo ku yaalla deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan. Dagalamayaashaan ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwii dadka ku laayay kuna gubay baabuurta degmada Maxaas oo horay deegaanadaasi hore usii maray. Deegaanadan ayaa waxaa kamid ah Ceel-la-helay iyo Darow oo gobolka Hiiraan. Sidoo kale, […]

3 mins read

Maxkamadda sare ee Kenya oo go’aan ka gaari doonta doorashada lagu muransan yahay.

NAIROBI — Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa berri oo Isniin ah go’aan kagaari doonta in ay taageerto ama ay laasho natiijada lagu muransan yahay ee doorashadii madaxweynaha ee bishii hore ka dhacday dalkaasi, waxaana xukunkaas si weyn looga sugayaa maxkamadda dal ay hore uga dhaceen rabshado la xiriira doorashada madaxweynaha. Maxkamaddan oo ka kooban 7 […]

1 min read

Erdogan oo ku eedeeyey dalka Greece inay ‘qabsatay’ jasiirado militariga ka caaggan.

ANKARA — Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Sabtidii ku eedeeyay dalka Giriigga in uu qabsaday jasiirado ku yaal badda Aegean kuwaasi oo ka caaggan militariga, waxaana uu sheegay in Turkigu uu diyaar u yahay in uu sameeyo “waxa lagama maarmaanka ah” marka uu waqtigaasi yimaado, sida uu hadalka u dhigay. Turkiga iyo Giriigga oo aad […]

1 min read

Midowga Afrika oo Ergay cusub u magacaabay Soomaaliya.

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo u dhashay Comoros u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya iyo madaxa howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS). Wixii ka horreeyay magacaabistiisan, wuxuu Ambassador Souef ahaa Madaxa Xafiiska Gobolka Gao ee Hawlgalka Xasilinta Isku-dhafka ee Qaramada Midoobay ee […]

1 min read

Maamulka Kisumu oo uu kasoo jeedo Raila oo u jawaabay Mareykanka.

Barasaabka maamul goboleedka Kisumu ee dalka Kenya, ayaa ka jawaabay digniin la xiriirta socdaalka, oo ay safaaradda Mareykanka qeybteeda maamulkaasi ay soo saartey, taasi oo ku boorineysay muwaadiniintooda inay feejignaadaan, ka hor inta aanu soo bixin go’aanka Maxkamadda Sare ee dacwadda natiijada doorashada madaxweynenimada. Sida uu sheegay madaxa shaqaalaha ee maamulkaasi, muwaadiniinta Mareykanka iyo shaqaalahoodaba, […]