September 4, 2022
1 min read
Saddex gabdhood oo walaalo ah oo hal goob lagu dilay.
Saddex gabdhood oo yar yar, ayaa dhintay ka dib rabshad ka dhacday guri ku yaalla Tallaght, ee magaalada Dublin ee caasimadda jamhuuriyadda Ireland, Garda Sรญochรกna, oo ah ciidamada booliiska Irish-ka, ayaa sidaasi soo gudbiyey. Booliiska ayaa loogga wacay goobta uu shilku ka dhacay ee Rossfield estate, abbaarihii 00:30 wakhtiga maxaliga ah ee maanta aroortii oo […]