29 Apr, 2024
1 min read

RW Xamsa “Amniga iyo degenaanshaha waxay yihiin wax aan gorgortan laga geli karin…”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tunis ee dalka Tunisia, ayaa tilmaamay muhiimadda ay taagerada dowladda Japan u leedahay xasillinta amniga iyo dhismaha hay’adaha dowladda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in amniga iyo degenaanshaha ay yihiin wax aan gorgortan laga geli karin, si […]

1 min read

Wasiirka Amniga iyo ku xigeenka Ergeyga QM oo ka wadahadlay Amniga Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Maxamed Axmed Shiikh Cali Doodashe ayaa maanta kulan la yeeshay Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Anita Kiki Gbeho. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sugida Amniga iyo tayeynta adeegyada booliska ee loo dhan yahay, xoojinta wada shaqeynta bulshada Sidoo kale waxaa ay ka wada […]

1 min read

Wararkii ugu danbeeyey caawa ee kala iibsiga ciyaartooyda horyaalada Yurub.

Kooxda Manchester United, ayaa qarka u saaran inay lasoo wareegto xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Ajax, ee Antony, kadib markii Ajax ay ogolaatay inay wada hadal ka gasho. Kulan dhacaya saacadaha soo socda, ayaa lagu go’aamin doonaa heshiis gaaraya 100 milyan oo euro ah, kaasoo ay kooxda United diyaar u tahay inay bixiso. Tababaraha kooxda […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo Howlgallo ka sameeyey Gobolka Sh/ Hoose.

Ciidanka Xoogga Dalka Gaar ahaan Ururada 83-aad iyo 84-aad, guutada 14-October ee Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS qeybtooda Janaale ayaa howlgalo culus waxa ka ay ka sameeyeen uulooyinka Cabananey. Beeraha baay. Siigaale. Malable iyo Buulo aruundi oo dhamaantood hoostaga Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ka Sameeyeen. Ciidamada waxaa ay jab Xooggan Gaarsiiyeen xunbo ka […]

1 min read

RW Xamsa oo kulan la qaadatay wasiirka arrimaha dibadda Jaban.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya  Hamza Abdi Barre ayaa waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka socdo shirka caalamiga ee #TICAD8 – Wasiirka Arrimaha Dibedde ee Japan Yoshimasa Hayashi. Labada masuul waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka taariikhiga ah, iskaashiga iyo wax wadaqabsiga u dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya […]

1 min read

Maleeshiyaad wali ku dagaalamayo Deegaan ka mid ah ismaamulka Dowlad Deeganka Soomaalida.

Dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled ayaa waxa uu saaka mar kalle Dib uga Qarxay Deegaanka Laanta Qurac shire oo Dhinaca galbeed kaga beegan Qiyaastii 10Km Qabalaha Fadhigaraadlle Ee is maamulka Dowlad Deeganka Soomaalida . Dagaalkan ayaa waxa uu daba socdaa Dagaal Shalay Galab Halkaasi Ku dhexmaray labadaan Maleeshiyo Beleed Dagalkaas oo dhaliyay Qasaaro Kala Duwan […]

1 min read

Al-shabaab oo ku hanjabtay inay weerarro ka geysaneyso gudaha Kenya.

NAIROBI — Ururka Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay sii wadi doonaan weerarrada ay ka gaysanayaan gudaha Kenya haddii madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto uu go’aansado inuu ciidamadiisa kusii hayo gudaha Soomaaliya. Hanjabaaddan ayaa Al-Shabaab ay ku sheegeen war saxaafadeed ay soo saareen oo ay daabaceen warbaahinta taageerta ururkaas. Dawladda Kenya iyo madaxwyenaha la doortay […]

1 min read

Cilmi baaris lagu ogaaday xaalad horseedi karta in 5 bilyan oo qof ay dhintaan.

Ku dhawaad 5 bilyan oo qof ayaa u dhiman doona macaluul iyo gaajo haddii dagaal nukliyeer ah oo u dhexeeya Mareykanka iyo Ruushka uu qarxo, sida lagu sheegay daraasad cusub oo la sameeyay. Warbixintan oo qaadatay tobannaan sano oo cilmi-baaris ah, ayaa waxay ku saabsan tahay isbeddelka cimilada, macluusha adduunka iyo is-weydaarsiga nukliyeerka xaddidan. Dagaal xaddidan […]