27 Jul, 2024
1 min read

Dowladda Mareykanka oo cambaareysay weerarka ay Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Xayaat.

Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weerarka saacadaha badan ka socda Hoteelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. “Dowladda Mareykanka waxaa ay si adag cambaareynaysa weerarka ay Al-shabaab ku qaadeen Hoteel ku yaal Muqdisho. Waxaan tacsi u direyna dhammaan qoysaska waayay dadkoodii ay jeclaayeen, waxaana caafimaad u rajeynayna inta dhaawaca ah.  waxaana ballan qaadeynaa in aan […]

1 min read

Turkiga oo si adag u cambaareysay Weerarka Al-shabaab ku qaadeen Hoteel Xayaat.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu cambaareeyay qaraxyada iyo weerarka tooska ee lagu qaaday Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. “Waxaan si adag u cambaareyneynaa weerarradan argagaxisada ah, waxaana Allaah u rajeyneynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo intii ku geeriyootay, waxaana tacsi u direynaa ehelada iyo qaraabada iyo sidoo kale dowladda […]

1 min read

RW Xamsa oo ka hadlay Weerarka saacadihii u dambeeyay ka socda Hoteelka Xayaat.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa u tacsiyeeyay ehelka dadka wax ku noqday Weerarka Al-shabaab ku qaadeen Hoteelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. “Waxaan murugada iyo xanuunka la qeybsanayaa ehelada dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday weerarkii argagixisadu la beegsadeen hoteelka Xayaat ee magaalada Muqdisho, waxaan Alle uga baryayaa in uu naxariistii janno ka […]

3 mins read

Rasaas weli laga maqlayo gudaha hoteel Xayaat oo ay xalay Al-Shabaab weerartay.

Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay weli gudaha hoteelka Xayaat ee magaalada Muqdisho kula dagaallamayaan ciidamo hubeysan oo xalay fiidkii weerar ku soo qaaday hoteelka. In ka badan 10 saacadood ayey ciidamadda dowladda kula dagaalamayaan kooxdan oo aan tiradooda la sheegin iyadoo rasaas goos goos ah weli laga maqlayo gudaha Hayat Hotel. Ciidamada […]

1 min read

Faah faahin kasoo baxday khasaaraha weerarka Shabaab ee wali kasocda hotel Xayaat.

Aggaasimaha isbitaalka Madiina, Dr Maxamed Cabdiraxmaan Jaamac, (Dr. Burtuqal), ayaa ka hadlay dhaawacyada lasoo gaarsiiyay, kadib weerarkii xalay illaa iyo maanta ee hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho. Dr Burtuqal, ayaa sheegay in lasoo gaarsiiyey dhaaawacyo gaaraya illaa iyo afartan qof, iyadoo 31 kamid ah la seexiyey isbitaalka, halka 9 kalana markii daryeel loo fidiyey laga […]