26 Apr, 2024
1 min read

RW Abiy Ahmed: “Jabhadda OLF xasuuq ayey mar kale ka geysatay …”

. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa Jabhadda Xureynta Oromada ee OLF ku eedeeyey iney markale xasuuq ka geysteen galbeedka dalkaasi. Abiy Axmed oo bartiisa Twitter-ka farriin soo dhigay wuxuu sheegay Jabhadda OLF iney dad ku xasuuqeen galbeedka deegaanka Oromada Hase yeeshee, Abiy Axmed farriintiisa ma soo raacin tirada dadka uu sheegay iney Jabhaddu ‘xasuuqday.’ Hase yeeshee, […]

6 mins read

War Deg Deg ah: War sir ah oo laga Gudigii loo xilsaaray Baarista Hay’adda NISA. (Magacyada saraakiil la dilay iyo kuwo la la’yahay.. )

DEG DEG: War sir ah oo laga helay gudigii RW-Rooble u xilsaaray Baarista hayadda NISA waxyabihi ka dhacay ogow in arrintaan tahay midii Farmajo uu kula dagaalay RW-Rooble, ayuu gudiga sheegay in hayada uu ka dhex dhacay tacadi aad u balaaran,waxa uuna gudiga ogaaday ineey jiraan saraakiil la dilay iyo kuwa lagu waayey nolol iyo […]

1 min read

Qiimayn uu sameeyey Bankiga Adduunka oo Somalia ka dhigtay dalka 3-aad ee ugu qaalisan Bariga Afrika (Waa dhankee?)

Muqdisho 04 Luulyo 2022 – Dalka Somalia oo si gaabis ah uga soo kabaya dagaallo sokeeye oo aafeeyey, taasoo ay ugu wacan tahay bisayl siyaasadeed iyo mid bulsho oo aan weli jirin, ayaa waxay aad ugu baahan tahay maalgashi caalami ah oo nidaamsan mid guud iyo mid gaar ahba. Yeelkeede, Somalia ayaa qaadday jid aan waaqici […]

1 min read

Ma Run baa in militeriga Uganda uu tababar siinayay TPLF?

Ciidamada Uganda ayaa beeniyay warar sheegayo inay isku dayayeen inay xasilooni darro ka abuuraan dalka Itoobiya iyagoo tababar iyo taageero u fidinayay dagaalyahanada TPLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya tan iyo sanadkii 2020-ka. Warkan ayaa bishii May kasoo shaac baxay baraha bulshada ee Itoobiya. Afhayeenka militeriga Uganda Felix Kulayigye ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay […]

1 min read

Madaxweynaha Ruushka oo farriin u diray ciidamadiisa ku sugan jiidda hore Ukraine.

Vladimir Putin Madaxweynaha Ruushka ayaa u hambaleeyay ciidamada Ruushka ee ‘xoreeyay’ gobolka Luhansk ee bariga Ukraine.Kulanka laga baahiyay teleefishinka oo uu la yeeshay wasiirka gaashaandhigga, wuxuu Putin sheegay in ciidamada ku lug lahaa howlgalkaas ay tahay inay nastaan halka ciidamada kale ee militeriga ah ay tahay inay sii wadaan dagaalka. Putin wuxuu sidoo kale abaalmarinta […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo Howlgallo ka sameeyay Muqdisho.

Howlgalkaan uu hogaaminayay Taliyaha qeeybta Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Aadan Aadan (farxaan qaroole) ayaa xalay laga sameeyay Degaanka daarusalaaam oo mudooyinkii lasoo dhaafay dadku ay ka cabanayeen Amni xumo baahsan oo lasoo deristay. Degaanka Daarusalaam ayaa kamid ah Goobaha ugu Amniga xun magaalada Muqdisho waxaana maalmihii lasoo dhaafay kusoo badanayay kooxo abaabulan oo dadka […]

1 min read

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Turkiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey oo soo gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey Wasiirka Waxbarashada dalka Turkiga Mudane Mahmut Özer, Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Mudane Jaamac Cabdullahi Caydiid iyo qaar ka mid ah diblomaasiyiinta shisheeye ee dalkan ku sugan. Madaxweyne Xasan Sheekh […]