23 Apr, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ka dhacday Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay billaabayaan howlgallo ka dhan ah dagaalameyaasha Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa sheegay in caqabadda ugu weyn ee dib u dhigtay nolasha shacabka Soomaaliyeed ay tahay amni darrada iyo falalka Alshabaab, taasina ay qorshe ka […]

1 min read

Somaliland oo Midowga Yurub kala hadashay doorashooyinka ku soo fool leh.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Midowga Yurub, Amb. Tiina Intelmann oo ay wehelinayeen Safiirka Sweden Amb. Per Lindgarde iyo Maria Groeneveld oo ka socotay Xafiiska Midowga Yurub ee Nairobi. Waxaana kulanka loogha wada hadlay doorashooyinka ku soo foolka leh Somaliland iyo Abaaraha ku soo wajahan Geeska Afrika, gaar ahaan […]

2 mins read

Hay’adaha samafalka: “Abaaruhu waxay Geeska Afrika ku laayeen 7 milyan oo xoolo ah..”

NAIROBI – Hay’adaha samafalka ayaa ka digaya tirada dadka ay soo foodsaarayso macaluusha ka jirta gobolka Geeska Afrika inay gaadhayso illaa 20 milyan oo qof, marka la gaadho dhammaadka bisha September ee sannadkan, haddii aan jawaab xooggan laga bixin abaaraha adag. Digniintan ay soo saareen hay’adaha samafalku ayaa timi, iyada oo markii afraad oo isxigta […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhweeyay Dhuusamareeb.

DHUUSAMAREEB — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waana safarkiisii labaad ee gudaha dalka uu ku tagay, isagoo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meel gaarka ah maamulka Koofur Galbeed. Madaxweynaha ayaa inta uu ku jiro socdaalkiisa Galmudug wuxuu sidoo kale […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday barakacayaasha Baydhabo.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weliyo madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicaziiz Laftagareen yaa booqday xero barakacayaal oo ku taal magaalada Baydhabo, si uu ugu kuur galo xaalada dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool Koofur Galbeed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoysaska barakacayaasha ah ka wareystay xaaladdooda, wuxuuna caddeeyay in dowladdiisa ay ka go’an […]

1 min read

Mareykanka oo iska diiday eedeyn ah inuu cudur halis ah ku faafinayo wadan Afrika ku yaalo.

Sida uu qoray wargeyska sida gaarka ah loo leeyahay ee Vanguard, safaaradda Maraykanka ee dalka Nigeria ayaa sheegtay in Maraykanku aanu xidhiidh la lahayn Furuqa daayeerka ee dhawaan ka dilaacay wadanka ku yaala galbeedka Afrika. “Bayaanka ayaa waxaa la soo saaray iyadoo laga jawaabayo sheegashada ah in dowladda Mareykanka ay isticmaalayso shaybaaro qaas ah si […]

1 min read

Maamulka Puntland oo waaran soo qabasho ah u jaray dad hor leh.

Qoraal ka soo baxay Xeer-ilaalinta Puntland ayaa waaran deg deg ah loogu jaray dad horleh oo ku eedaysan mashruuca dhoofinta dhirta geed-quwaaxa. Sidoo kale, xafiiska xeer ilaalinta ayaa amartay in sida ugu dhakhsaha badan loo soo qabto islamarkaana sharciga la horkeeno dadkaas ku eedaysan kiiska dhoofinta geed-quwaaxa. Dadka ku eedeysan kiiska dhoofinta geed-quwaaxa ayey maxkamaddu […]