|

Maamulka Puntland oo waaran soo qabasho ah u jaray dad hor leh.

Qoraal ka soo baxay Xeer-ilaalinta Puntland ayaa waaran deg deg ah loogu jaray dad horleh oo ku eedaysan mashruuca dhoofinta dhirta geed-quwaaxa.

Sidoo kale, xafiiska xeer ilaalinta ayaa amartay in sida ugu dhakhsaha badan loo soo qabto islamarkaana sharciga la horkeeno dadkaas ku eedaysan kiiska dhoofinta geed-quwaaxa.

Dadka ku eedeysan kiiska dhoofinta geed-quwaaxa ayey maxkamaddu ku sheegtay inay gaarayaan shan eedaysane kuwaas ooqaarkood si weyn loo raadinayo.

Xeer ilaalintu Puntland ma aysan bixin ogolaansho lagu baahiyo warqadda waaranka loogu jaray dad horleh oo ku eedeysan dhoofinta geed-quwaaxa

Posted by on Jun 1 2022. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]