23 Apr, 2024
1 min read

Farmaajo oo ka hor yimid amarkii ka soo baxay RW.Rooble.

Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhamaaday ayaa ka hor yimid go,aankii caawa kasoo baxay Raiisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble  ee ku aadannaa in Amniga goobta doorashada lagu wareejiyay howlgalka ATMIS. Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markuu arkay dhacdooyinkii u dambeeyay ee la xiriiray arrimaha doorashooyinka iyo baahida loo qabo dhammeystirka doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, wuxuu Madaxweynuhu adkeynayaa […]

1 min read

Jen. Jaamac Maxamed Qaalib oo Jabuuti ku geeriyooday.

Alle ha u naxariiste waxaa magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ku geeriyooday taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya, Jeneraal, Jaamac Maxamed Qaalib. Jeneraal Jaamac Yare oo wayaadaan dambe macallin ka ahaa Jaamacadda ummadda ee Muqdisho ayaa sida ay wararku sheegayaan u geeriyooday xanuun dhanka wadnaha ah. Jaamac Maxamed Qaalib ayaa sannadkii 1933-dii ku dhashay Deegaanka […]

1 min read

RW Rooble: Ciidamada Nabad Ilaalinta ee ATMIS waa inay la wareegaan ammaanka doorashada.

Raysal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay ku sheegay in ciidamada nabad ilaalinta ee ATMIS uu u fasaxay in ay la wareegaan ammaanka goobta ay doorashadu ka dhacayso. Raysal wasaaraha ayaa qoraalka uu soo saaray ku yiri “Anigoo ka duulaya caqabadaha amni ee hortaagan dhamaystirka doorashada, waxaan u fasaxay […]

1 min read

Doorashada Guddoonka aqalka Sare oo goordhow ka dhaceysa Muqdisho.

Maanta oo talaado ah, waxaa magaalada Muqdisho lagu wadaa in lagu doorto guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo loo asteeyay 26-bishaan in la qabto. Guddiga guddoonka doorashada Golaha Aqalka ayaa sheegay in doorashada guddoonka ee golaha lagu qabanayo maanta teendhada Afisyooni taas oo ku dhextaal xarunta Xalane ee Muqdisho. Musharixiin dhowr ah oo […]

2 mins read

RW Rooble oo uga digay laamaha ammaanka carqaladaynta doorashada.

MUQDISHO – Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad oo xalay ka qayb galay xaflad lagu dhaarinayey 16-kii xildhibaan ee lagu doortay magaalada Ceelwaaq ayaa sheegay in laamaha ammaanku ay soo weerareen hotelkii ay dhaarinta xildhibaanada ku qabanayeen. Guddoomiye Cabdisalaan ayaa sheegay in laamaha ammaanka ee dawladdu ay ka hor istaageen inay […]