24 Apr, 2024
1 min read

Tartanka orodka Maradoonka Belguim oo jaaliya Holland ka soo qeyb gashay

Waxaa maanta 13 maarso 2022 dalka Belguim lugu qabtay tartanka orodka maradoonka 21-ka kilomitir oo sanadkiba mar lugu qabto dalka Belguim. Orodkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay cayaryahano ka kala socday dalalka Soomaliya, Uganda, Itoobiya iyo Eriterea iyo cayaaryahano ku dhaqan dalka Belguim. Oradkan maradonka ah waxaa kaalinta koowaad galay ciyarayahan ku ordayay magaca […]

1 min read

Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Young African oo bar baro noqday.

Sanadka 2023 da ee nagu soo aaddan ayaa waxaa bilaaban doona isreebreebka ciyaaraha qaaradda africa,xulka qaranka Soomaaliya ayaana diyaar garow ugu sii jira ciyaarahaas. Dalka Tanzania xalay ciyaar dhemartay Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Young African ee ka dhisan dalkaas, ayaa ku dhammaatay barbar dhac hal iyo hal ah. Sidoo kale ciyaaro kale oo ka […]

1 min read

Cristiano Ronaldo oo rikoor cusub jebiyay.

Xiddiga Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay seddexley cajiib ah kulankii ay kooxdiisu la ciyaartay Tottenham Hotspur, wuxuuna magaciisa ku qoray buugaagta taariikhda isagoo jabiyay rikoorka gooldhalinta ugu badan ee kooxaha iyo mid wadanba,oo uu dhaliyay ciyaaryahan xirfadle ah oo kubada cagta ciyaara, Saddexleydii uu dhaliyay Ronaldo ayaa Man United 3-2 kaga badisay Spurs […]

1 min read

Sucuudiga oo hal mar dil ku fuliyay dad aad u tira badan.

Sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine Dmytro Kuleba,Ciidamada Ruushka ayaa afduubtay duqii magaalada koonfurta ku taalla ee Dniprorudne. Yevhen Matveyev ayaa noqonaya duqii labaad ee magaalo kutaala Ukraine ah oo ay afduubaan ciidamada Ruushka saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, ka dib markii duqa magaalada Melitopol ee u dhow la sheegay in Jimcihii […]