1 min read

Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Young African oo bar baro noqday.

Sanadka 2023 da ee nagu soo aaddan ayaa waxaa bilaaban doona isreebreebka ciyaaraha qaaradda africa,xulka qaranka Soomaaliya ayaana diyaar garow ugu sii jira ciyaarahaas.

Dalka Tanzania xalay ciyaar dhemartay Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Young African ee ka dhisan dalkaas, ayaa ku dhammaatay barbar dhac hal iyo hal ah.

Sidoo kale ciyaaro kale oo ka dhici doona Tanzania iyo South Africa ayay ka qayb gali doonaan xulku.