24 Apr, 2024
1 min read

Ruushka oo qorshe u diyaariyey marka uu qabsado hubka ay reer Galbeedku siiyeen Ukraine.

Moscow:– Ruushka ayaa sheegay inuu hubka laga qabsaday ciidamada qalabka sida ee Ukraine ku hubeeyn doono waxa uu u yaqaanno ”xulafadiisa Jamhuuriyada Donetsk iyo Lugansk” ee go’ay, Wasiirka Difaaca Ruushka Sergey Shoigu ayaa soo jeediyay Jimcihii. Ciidamada Donbass ayaa si wanaagsan u isticmaali doona hubkan, oo ay ku jiraan gantaalaha ay reer Galbeedku keenaan, sida […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo howlgal qorsheysan ku bur buriyay saldhigii Al-Shabaab ee deegaanka Jambaluul.

Muqdisho:- Ciidanka xooggga dalka guutada 7-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal ballaaran oo lagula ciribtirayo maleeshayada  Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka shabeellaha hoose. Ciidamada oo howlgalka si gaar ah kaga fuliyay deegaanka Jambaluul ayaa ku bur buriyay saldhigii Al-Shabaab halkaas ku lahaayeen, sidoo kale, waxay ciidamada cagta mariyeen goobo nabad-diidka shacabka ku dhibaateyn jireen. […]

1 min read

Madaxweyne Muusa Biixi oo maanta u ambabixi doono dalka Mareykanka.

Wafdi uu hor kacayo madaxweynaha jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa gelinka danbe ee maanta lagu wadaa in ay u ambabaxaan dalka Mareykanka. Ujeedka safarka madaxweyne Biixi oo aan wax badan laga ogeyn ayaa lagu wadaa in uu kulamo la yeelan doono mas’uuliyiinta dalkaasi Mareykanka. Dhanka kale Sanadihii Dambe […]

1 min read

Xildhibaankii ugu horeeeyay oo dhintay isagoo aan weli la dhaarin.

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ku geeriyooday xildhibaan Mohamud Maxamed Kulow oo ka mid ahaa xildhibaannada cusub ee goor dhow lagu soo doortay magaalada Kismaayo. Marxuum Mohamud Maxamed Kulow isaga ayaa xilal kala duwan ka soo qobtay dowladdii kacaanka.