27 Jul, 2024
1 min read

Horjoogihii Al-Shabaab ee gobolka MUDUG oo isu soo dhiibay Dowladda.

MUQDISHO — Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka al-Shabaab. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ciidamada dawladda Soomaaliya ee ku sugan aagga Wisil ee gobolka Mudug uu isku soo dhiibay mid ka mid ah amiirada al-Shabaab. Wasiirka aya amagaca sarkaalka […]

1 min read

Wafdi ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo booqday Sheybaarka Qaranka

Muqdisho :-Ku-simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daawada Dr. Maxamed Maxamuud Caddow ayaa ku soo dhaweeyey Xarumaha ay booqdeen wafdiga uu hoggaaminayey Agaasimaha Gurmadka deg degga ah ee Xafiis Goboleedka Hay’adda Caafimaadka Adduunk (WHO) Dr. Richard Brenann iyo Madaxa Hay’adda Caafimaadka Aduunka xafiiska Soomaaliya. […]

1 min read

RW Xamsa oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeen ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka

Muqdisho :– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TurkSom. Ra’iisul Wasaaraha oo hadal ka jeediyey munaasabadda ayaa tilmaamay in xiritaanka tababarkani uu ku soo aadey xilli muhiim ah oo uu dalku ku […]

1 min read

RW Xamse oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga Caasimadda.

Muqdisho :-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii looga feejignaan lahaa dhagaraha ay cadowga Khawaarijtu u maleegayaan Shacabka Soomaaliyeed. Mudane Xamsa ayaa tilmaamay in dalku uu ku jira xaalad dagaal oo lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah, sidaas awgeedna loo baahan yahay in […]

1 min read

Duqa Muqdisho oo soo xiray tababar ku saabsanaa doorka hoggaaminta hqabaweenka.

Muqdisho :– Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa soo xiray tababar socday muddo 3-cisho oo loo qabtay ururka haweenka Gobolka Banaadir, kaas oo ku saabsanaa doorka hoggaaminta haweenka. Xiritaanka tababarkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir iyo guddoomiyaha […]

1 min read

Wasiirka Ciyaaraha ee Soomaaliya oo hortagay maanta Golaha Baarlamaanka

Muqdisho :- Guddoomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Maanta Shir Guddoomisay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 17-aad oo uu wahlinayo Guddoomiye ku igeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, waxaana soo xaadiray 141 Xildhibaan. Ajendaha kulanka ayaa ahaa u yeerida iyo hor imaanshaha Golaha Guud ee wasiirka […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb oo uu si KMG ah fariisin uga samaystay.

Dhuusamareeb :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad-goboleedka Galmudug. Madaxweyanaha ayaa waxaa sii diirran ugu soo dhaweeyey Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoonka iyo XIldhibaannada Golaha […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga Qaranka.

Muqdisho :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada Khawaarijta Alshabaab. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida warbixin ku saabsan amniga dalka iyo dadaalada socda ee halganka lagu cirib-tirayo argagixisada, waxa uuna xusay […]

1 min read

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidamada Danab.

Muqdisho :- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Qaranka ee Danab oo muddo tababar ku qaadanayay Dugsiga Ciidamada ee Balli-doogle. Wasiirka ayaa sheegay in ciidamadan tababarka dhammeystay loogu talagalay in ay qeyb ka noqdaan wejiga labaad ee dagaalka ka […]