29 May, 2024
1 min read

Wadahadalladii u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo Jabhadda OLA oo ku dhammaaday natiijo la’aan

Zanzibar — Wajigii koowaad ee wadahadallada nabadeed ee u dhexeeyay dawladda Itoobiya iyo kooxda hubeysan ee kasoo jeedda gobolka Oromada ayaa ku dhammaaday natiijo la’aan, sida ay sheegeen labada dhinac Arbacada maanta ah, iyada oo ay jirto colaad ay boqolaal qof ku dhinteen, tobanaan kun oo kalena ay ku barakaceen. Koxda kacdoonka ka wadda gobolka […]

2 mins read

Mareykanka oo qaaday tallaabo ka dhan ah qulqulka Muhaajiriinta.

Washington:-Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa Talaadadii sheegtay inay ciidamo dheeraad ah gayn doonto si ay gacan uga gaystaan sugidda amniga xuduudda Mareykanka iyo Mexico. Go’aankan ayaa imanaya xilli saraakiisha ay ka cabsi qabaan inay sare u kacaan muhaajiriinta isku dayaya inay kasoo gudbaan xuduudda marka ay 11-ka May dhammaadaan xayiraadaha socdaallka ee la xiriira COVID-19. Qiyaastii […]

1 min read

Madaxweynaha Eritrea oo sheegay inuu doonayo dhex dhexaadinta dhinacyada ku dagaalamaya Sudan.

Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa sheegay in urur goboleedka Bariga Afrika ee IGAD ay tahay in mudnaanta koowaad la siiyo, marka laga hadlayo sidii xal loogga gaari lahaa qalalaasaha ka taagan dalka Suudaan. Waxa uu sheegay in iyadoo xaaladda Suudaan ay tahay arrin walaac leh heer gobol iyo heer caalamiba, oo laga yaabo in dalal […]

1 min read

Dukaan Dahab oo dharaar cad dhac looggu geystay dalka Faransiiska.

Booliiska ayaa baaraya, ka dib markii dukaan dahab ah oo heerkiisu sarreeyo oo ku yaalla magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska, lagu dhacay dharaar cad galabnimadii sabtida. Waxaa jira muuqaal muujinayaa xiligii uu falku dhacayay, iyo muuqaalka dadka la tuhunsan yahay, kuwaasoo kasoo baxaya dukaanka oo ku yaalla dhismaha Place Vendôme. Dukaanka Bulgari, ayaa waxaa […]

2 mins read

Erdogan: “Waxaan dilnay hoggaamiyihii Daacish” 

Ciidamada Turkiga ayaa gudaha Suuriya ku dilay ninka looga shakisan yahay inuu yahay hoggaamiyaha Daacish, sida uu ku dhawaaqay Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan. Abuu Xuseen Al-Qurayshi ayaa la sheegay in uu la wareegay kooxda kadib markii la dilay hogaamiyihii isaga ka horreeyay. Mr Erdogan ayaa u sheegay warbaahinta TRT Turk ee Turkiga in hogaamiyaha daacish […]

1 min read

Sirdoonka Turkiga oo Suuriya ku dilay hoggaamiyihii Daacish.

Ankara — Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Axaddii sheegay in ciidamada sirdoonka Turkiga ay Suuriya ku dileen hoggaamiyihii Daacish Abuu Xuseen Al-Qurashi. “Hawlgal ay hay’adda Sirdoonku shalay ka fulisay Suuriya ayaa lagu dilay shakhsigan,” ayuu Erdogan ku yiri wareysi uu siiyay TV-ga TRT Turk. Erdogan ayaa sheegay in hay’adaha Sirdoonku ay muddo dheer ku daba […]