23 Apr, 2024
1 min read

Somaliland oo si adag ugu jawaabtay Maraykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa si adag ugu jawaabtay safiirka Maraykanka u fadhiya magaalada Muqdisho kaas oo ay ku eedaysay mid si cad indhaha uga laliya adeegsiga magaca Somaliland isla markaana ku sheega in ay tahay gobol ka tirsan Soomaaliya. War ay wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ku daabacday barteeda Twitter ka ayaa lagu yidhi “Lama aqbali karo […]

1 min read

Laascaanood: Kulan Dhexmaray Xukuumadda Somaliland iyo Madaxda Dhaqanka G/Sool

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somalilan d Maxamed Kaahin Axmed iyo oo uu hoggaaminayo ayaa shalay kulan ballaadhan la qaatay Madaxda Dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka iyo guud ahaan haldoorka Gobolka Sool. Kulankan oo uu shirguddoominayay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, kana a qabsoomay Xafiiska Gobolka Sool, waxaa waxa ka qayb-qaatay wasiirro ka tirsan golaha […]

1 min read

Maxkamad Amartay In Lasii Daayo Wiil Soomaali Ah Oo Hore Loogu Xukumay 142 Sanno Oo Xabsi Ah

Maxkamad racfaan oo ku taalla dalka Greece ayaa amartay in lasii daayo muhaajir Soomaali ah oo xabsi daa’in loogu xukumay inuu dad soo tahriibiyey. Kiiskan ayaa dareenka caalamka kusoo jeediyey sharciyada ciqaabta adag ee ilaalinta xuduudaha ee dalkan ka tirsan Midowga Yurub. Mohamed Hanad Abdi, ayaa sanadii 2021 lagu xukumay 142 sano oo xabsi ah […]

1 min read

 Xildhibaan Hibaq Jama, Xildhibaan Kerry McCarthy MP & Xildhibaan Indho Indho  oo yeeshay kulan lagu Falanqeeyo Qadiyada Gooni isutaaga Somaliland.

Bristol (Somaliweyn.org)  Danjiraha Ganacsiga iyo maalgashiga Caalamka u qaabilsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Bristol Xildhibaan Hibaaq Cabdi Jaamac ayaa soo qaban qaabisay Kulan Dhexmaray Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan indho indho iyo Xildhibaan Kerry McCarthy MP oo laga doortay Magaalada Bristol, kulankan oo qaatay mudo saacad ah ayaa ka qabsoomay Aqalka looga taliyo Magaalada Bristol waxaana […]

5 mins read

Guul darro Siyaasadeed oo Jamaal Cali Xusen, kaga dhacday Ururrada Barwaaqo iyo Waaberi

Tan iyo  markii uu Jamaal Cali Xusen, lugaha la soo galay siyaasada Somaliland, waxa maalin walba soo waajahayay turun turooyin siyaasadeed oo uu ku kufay, isbedelada iyo gadgadoonka ay leedahay siyaasada Somaliland waxay keentay in uu ku dawakho Jamaal Cali Xusen, isla markaana waxay ku keentay fashil ku yimaada hankiisii uu ku rabay in uu […]