23 Apr, 2024
1 min read

Madaxa Shabakadda Tiktok Oo Looga Yeedhay Baarlamaanka Maraykanka

Guddoomiyaha fulinta ee shabakadda bulshada ee TikTok Shou Zi Chew ayaa ka soo hor muuqan doona guddida tamarta iyo ganacsiga ee aqalka wakiillada ee Maraykanka, iyada oo ay sharci-dejiyayaasha Maraykanku ay baadhayaan hannaanka wadaaga muuqaallada ee barnaamijkan laga leeyahay dalka Shiinaha. Shou Zi Chew ayaa ka hor markhaati furi doona guddida, bisha March 23-keeda, taasoo […]

1 min read

Doon Berbera ka qaaday xoolo badan oo badda ku degtay, 11 qof oo doonta ka hawlgalayay oo la laayahay raq iyo Ruux

Doon Somaliland ka qaaday xalay xoolo ayaa badda ku degtay, 11 qof oo doonta ka hawlgalayay ayaa iyagana la la yahay raq iyo Ruux Mareeyaha Waaxda Dekkada Berbera Ee Jamhuuriyada Somaliland Siciid Xsan Cabdilahi oo faahfahiyay doonida degtay iyo khasaaraha ka dhashay ayaa yidhi, “Doonta SK Marwah oo xalay xoolo ka qaaday Dekedda Berbera ayaa […]

1 min read

Afhayeenka Al-Shabaab Oo Digniin Culus U Diray Bangiyada Iyo Shirkadaha Somaliya

Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa uga digay bangiyada iyo shirkadaha ganacsi iney dowladda la wadaagaan xogta hantida macaamiishooda, isagoo sheegay in cidii falkaasi ku dhaqaaqda ay tallaabo ka qaadi doonaan. Cali Dheere oo fariin muuqaal ah soo diray ayaa sheegay in Bangiyada iyo shirkadaha looga baahan yahay iney ilaaliyaan hantida dadka […]

1 min read

Xisbiga WADDANI Oo Wada-hadallo Toos Ah La Furay 4 Urur Siyaasadeed.

Xisbiga WADDANI ayaa wadahadallo toos ah waxa uu maanta la furay qaar ka mid ah ururradii aan ku soo bixin waajigii saddexaad ee doorashadii ururrada siyaasada Somaliland. Ururradan iyo guddi uu xisbiga WADDANI u magacaabay wada-hadallada ururrada ayaa maanta kulamkoodii kowaad ku yeeshay hudheel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Ururada uu la kulamay xisbiga WADDANI waxa […]

1 min read

Mucaaradka Somaliland oo Hargeysa Kula Kulmay Ergayga Finland ee Geeska Afrika

Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland Waddani iyo UCID ayaa kulan Hargeysa xalay Suldaan Siciid Axmed Ergayga Finland ee Geeska Afrika iyagoo sida la sheegay ka wadahadlay. “arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda, doorashooyinka, xuquuqal insaanka iyo arrimaha nabadgelyada ee Laascaanood.” Khilaafka Doorashooyinka ee u dhexeeya xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland ayaa weli taagan.