M/weynaha Soomaaliya ayaa Cabsi galiyay dunida Carabta
Xogta ka muuqaata daabacaada Isniintii ee wargeyska Asharq Al-Awsat oo soo bandhigay Maqaal uu Qoray M/weynaha Soomaaliya ayaa Cabsi galiyay dunida Carabta Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo ka hadlay in dagaalka Soomaaliya ay kula jirto argagixisada—oo ay ku jiraan hawlgallo militari oo toos ah oo ka dhan ah saldhigyada Al-Shabaab iyo Daacish—uu qeyb ka yahay […]
Jaaliyada Soomalida Nederland oo ka qeyb gashay Tartanka Old Boys
Helsink Finland, Jaaliyada Soomalida Nederland oo ka qeyb gashay Tartanka Old Boys ee wadamada Europa sanadkan lagu qabtay wadanka Finland magaalada Helsink. Waxaa wafdigaas hogaaminayey: Gudoomiyaha Jaaliyada Guud ee Soomalida Netherland SFON: Abdikadir Ali Nuune. Cayaarahaas oo ay ka soo qeyb galeen 12 kooxod oo ka kala yimid dhamaan wadamada Yurub. Waxaa Netherland uga qeyb […]
Ciidamo Soomaali iyo Turki oo ku dagaalamay xeradda tababarka Turkiga
Dagaal culus ayaa qarxay xili ay socotay ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacaysay xero lagu tababaro ciidamo Soomaalida ah oo ku taala dalka Turkiga. 24 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhaawacmay rabshadahaas, kuwaas oo labo ka mid ah ay xaaladoodu aad u liidato. Dhowr askari oo Turki ah ayaa sidoo kale lagu soo […]
Maayarkii Istanbul oo xabsiga loo taxaabay
Maayarka magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, Ekrem Imamoglu, oo kamida siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ugu caansan dalkaasi ayaa lagu xidhay eedo la xidhiidha musuq-maasuq iyo argagixisanimo. Ciidan badan oo booliis ah ayaa yimi gurigiisa iyaga oo kaxaystay, sidoo kale waxa lala xidhay qaar kamid ah dadkii la shaqaynayay. Dacwad-oogeyaasha ayaa sheegay in waaran xadhig ah […]
Soomaaliya oo maanta la soo gaarsiiyey Drone-ka loo yaqaan Akinci
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo gaartay labo ka mid ah diyaaraddaha Drone-ka ee loo yaqaano Akinci oo ka weyn tan TB2 oo horay dowladda Soomaaliya loogu deeqay, horayna uga qeyb qaadatay howlgalo duqeyn ah. Haddaba maxay tahay Akinci oo ay dheer tahay TB2 ? -Waxay si xiriir ah u duuli kartaa Ilaa 25 saac -Waxay […]
Gudoomiyaha jaaliyadda Soomaalida Netherland oo Afur u sameeyey Soomaalida…
Gudoomiyaha jaaliyadda guud ee Soomaalida Netherland ahna gudomiyaha SFON ahna Gudoomiyaha U-turns Samafalka Kardo Cabdulqadir Cali Nune ayaa afur heer sare ah u sameyayjaaliyadda soomaaliyeed ee xarunta jaaliya ay ku leeyihiin magalada Zwoolle e dalka Netherland. Kulankaan afuritanta ah oo ay ka soo qeyb galaan sabti walba inta lugu gudajira gudashada bisha barakeysan ee ramadan […]
Yam yam iyo Qadaad weyn
Sayidkii ayaa markii Dhul iyo Cirba laga soo weeraray, ee Jab weeyni soo gaaray, ayaa lagu yiri: Ingriiskii waxa Dalalkii uu gumeeysanayay ee Hindiya iyo Sawaaxili uu ka soo wadaa Ciidamo kuu soo bax baxsanayo Maraa ayuu sayidkii yiri: Agaa, Ma Hindi iyo Sawaaxili, La jab ma haddaa Yam yam iyo Qadaadweeyn la iga celcelinaa. […]
Wadamada Afrikada kale wey iman karaan bilaa Fisa laakiin Soomaaliya Maya
Madaxda dowladda Somalia ee maanta hogaanka dalka haysa, waxaa horyaala halxiraale weyn oo u baahan si dagdag ah ay u furaan. Warkan ay Kenya soo saartay shalay ma ahan waxa cusub, waxaase uu ahaa mid horay u jiray. Somalia iyo Kenya ayaa horay u kula saxiixday heshiiso badan oo ay ku jirtay arrinta safarrada dadka […]
Somalia ayaa Golaha amaanka Qaramada Midoobay horgeeysay Qaraar ku saabsan xaaladda Yemen
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ku hadlayay magaca dalalka Somalia ,Algeria, Guyana iyo Sierra Leone oo loo soo gaabiyo A3+ ayaa ku baaqay talaabo caalami ah oo loo qaado xaga nabad-dhisidda Yemen Isaga oo yiri “Waxaan ku boorineynaa dhammaan dhinacyada, oo ay ku jiraan jilayaasha gobolka iyo kuwa caalamiga ah, in ay mudnaanta […]
Dagaalka Puntland iyo Daacish iyo arimaha jira…
“””””””””””””””””””””” Dagaalkaan ma ahan dagaal tictok Dagaalkaan ma ahan dagaal wiilal Reer miyi ah dabinada xeelaysan ee Daacish dam lagu siinayo. Wararka hordhaca ee kasoo baxaya hogaanka howlgalka ciidamada Puntland ayaa sheegaya inay Daacish ka qabsadeen fariiso badan oo kooxdu lahayd tiiyoo ay cadeymano soo bandhigeen ciidamadu. Hadaba qiyaasaha caalamku ka bixinayo Daacishta Buuraha Calmiskaad […]