
Gudoomiyaha jaaliyadda Soomaalida Netherland oo Afur u sameeyey Soomaalidaโฆ
Gudoomiyaha jaaliyadda guud ee Soomaalida Netherland ahna gudomiyaha SFON ahna Gudoomiyaha U-turns Samafalka Kardo Cabdulqadir Cali Nune ayaa afur heer sare ah u sameyayjaaliyadda soomaaliyeed ee xarunta jaaliya ay ku leeyihiin magalada Zwoolle e dalka Netherland.
Kulankaan afuritanta ah oo ay ka soo qeyb galaan sabti walba inta lugu gudajira gudashada bisha barakeysan ee ramadan jaaliyada qeybaheeda kala gadisan.
Gudoomiyaha ayaa waxaa u sheegay in hooshan ay tahay mid mudo soo socotay in malinta sabtiga ah ay jaaliyadu meel kuwada afuraan ay u duceyaan dumarka jaaliyada ee cunadaasi macan soo diyarinteyda ay dhabarka u ritaan.
Waxaa ka loo u sheegay gudoomiyaha wax qabadka daladda ay ku mideysan yihiin dhamaan jaaliyadaha ku nool dallka Netherland marka la soo gaabiyana loo yaqaan SFON oo ay ayadana qeyb ka tahay Holland afurutanka sidoo kalane waxaa ka qeyb qata quditanka afurka bisha ramadan dalada KARDO oo ayadana qeybo kamid ah gobalada shabeelaha dhexe ay ka wadaan hoolo quudin taakuleen oo ay ka wadaan tuulooyinka ku hareereysay Jowhar oo ka tirsan gobolada leysku yirahdo shabelaha dhaxe.
Bashiir jiidaal Barow
Somaliweyn Holland Zwolle