16 Sep, 2025
1 min read

Somalia ayaa Golaha amaanka Qaramada Midoobay horgeeysay Qaraar ku saabsan xaaladda Yemen

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ku hadlayay magaca dalalka Somalia ,Algeria, Guyana iyo Sierra Leone oo loo soo gaabiyo A3+ ayaa ku baaqay talaabo caalami ah oo loo qaado xaga nabad-dhisidda Yemen Isaga oo yiri “Waxaan ku boorineynaa dhammaan dhinacyada, oo ay ku jiraan jilayaasha gobolka iyo kuwa caalamiga ah, in ay mudnaanta […]

1 min read

RW Xamsa “Xukuumaddu waxay xoogga saartay sidii dib-u-habeyn loogu sameyn lahaa garsoorka dalka..”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan dowlad wanaag laga shaqeyn karin oo musuqmaasuq la ciribtiri karin, haddii aan la helin hannaan garsoor oo lagu wada kalsoon yahay. Ra’iisul Wasaaraha, oo ka hadlayay xiritaanka Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka, ayaa xusay in Xukuumaddu ay xoogga saartay sidii dib-u-habeyn […]

1 min read

Dagaalka Puntland iyo Daacish iyo arimaha jira…

“””””””””””””””””””””” Dagaalkaan ma ahan dagaal tictok Dagaalkaan ma ahan dagaal wiilal Reer miyi ah dabinada xeelaysan ee Daacish dam lagu siinayo. Wararka hordhaca ee kasoo baxaya hogaanka howlgalka ciidamada Puntland ayaa sheegaya inay Daacish ka qabsadeen fariiso badan oo kooxdu lahayd tiiyoo ay cadeymano soo bandhigeen ciidamadu. Hadaba qiyaasaha caalamku ka bixinayo Daacishta Buuraha Calmiskaad […]

1 min read

Tacsi: Inaalilaahi Xassan Kastomina allaha u naxariisto

Tacsi tiiraanyo leh: Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waxaa magaalada London ee wadanka Ingiriiska ku geeriyooday Allaha u naxariisto Xassan Kostamina, dhamaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan fanaaniintii Hobolda Waabari ayaa waxaa tacsidaas u diraayaan marxuunka Xassan Kastomiina. Hadii aan nahay bahda somaliweyn waxaa tacsi daas aan u diraynaa qoyskii uu ka geeriyooday in Samir iyo […]

1 min read

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo soo saaray Warsaxaafadeed.

Warsaxaafadeed Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Taariikh: 14ka Janaayo 2025 Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu bulshada Soomaaliyeed iyo saxaafadda u caddeynayaa in aysan jirin wax khatar amni ah oo ka jirta caasimadda Muqdisho. Kooxaha khawaarijta ayaa isku dayay inay abuuraan cabsi, iyagoo miinooyin been abuur ah ku dhajiyay xarun ganacsi oo ku taalla Degmada Daarusalaam. […]

1 min read

Yaa karaama beelay, Hasan Sheikh mise Abye Axmed ?

Qof ayaa soo qoray, Qoraalka hoose ( F.S:1aad) Qofkaa oo leh Md. Xasan shiikh waxaa ku dhacay Karaama beelkii ugu weynaa, waxa uu Salaan ka qaatay Ciidamada Ethiopia oo aan Bad leheyn, Abye Axmedna Waa ka guuleeystay Xassan. Aragtidaada Xur ayaad u tahay, laakin dhacdadaa haddii aan u fiirino si Caqli gal ah. Haddii Ciyaarta […]