Baarlamaanka Dalka Australia: Dafada Dila
1 min read

Baarlamaanka Dalka Australia: Dafada Dila

Baarlamaanka Dalka Australia ayaa fadhiistay waxa ayna soo saareen Go’aan ah Shimbirta Dafada in la dilo meel kasta oo lagu arko waa shimbir ka mid ah Bahda Tukaha. . Sababta oo ah marka ay gubanayaan Kaymaha Australia waxa ay soo qaadaa Qoryo ka mid ah kuwii gubanayay, waxa ayna ku tuurtaa meelaha uuna Dabku gaarin si xasharaaska, Dooliyaasha iyo Noolaha kale ay u soo baxaan ayna u ugaarsato.

Hadda Mareykanka ayaa ku eedeeyay Dafadu in ay qeyb ka qaadatay Fiditaanka Dabka California.
( Ma sida shimbirtii Abaabiil ayaa loo soo diray?)

Rasuulkeena Moxamed CSW ayaa muddo laga joogo 1400 Sano ka badan noo sheegay oo nagu yiri: Dila Dafada meeshii aad ku aragtaan. Waxa ay ka mid tahay dhowr Xayawaan oo dilidooda naloo fasaxay xataa haddii ay Magaalada Maka joogaan.

Xayawaana kale oo nalaga mamnuucay Dilidooduna waa jiraan.

Australia iyo Amerika Xadiithkaa ha loo sheego.

Qore: Yahya Amir