Tacsi: Inaalilaahi Xassan Kastomina allaha u naxariisto
1 min read

Tacsi: Inaalilaahi Xassan Kastomina allaha u naxariisto


Tacsi tiiraanyo leh: Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waxaa magaalada London ee wadanka Ingiriiska ku geeriyooday Allaha u naxariisto Xassan Kostamina, dhamaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan fanaaniintii Hobolda Waabari ayaa waxaa tacsidaas u diraayaan marxuunka Xassan Kastomiina. Hadii aan nahay bahda somaliweyn waxaa tacsi daas aan u diraynaa qoyskii uu ka geeriyooday in Samir iyo iimaan allaha ka siiyoo Aamiin.