26 Jul, 2024
1 min read

Culumaa’udiinka iyo waxgadka Puntland oo taageeray DFS, kana soo horjeestay Saciid Dani.+Video iyo cod.

Shir jaraaid oo ay qabteen Waxgaradka iyo Culumada Puntland ayay ku sheegeen inay ka soo horjeedaan Fakirka hogaamiyaha Puntland ee kala goy ayaa Soomaaliya. “Hadii kala Go’ heer lagu gaarayo Somaliland ayaa ku gaari lahayd” ayay yiraahdeen Culimada deegaan Goboleedka Puntland oo sheegay inay si buuxda u taageeersan yihiin Xukuumadda RW Xamze. Culimada Puntland waxay […]

1 min read

Madaxweynaha Kenya oo xaqiijiyay in Taliyahii ciidamada ee dalkaas uu ku dhintay shil diyaaradeed.

Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto oo goordhow qalabka warbaahinta kala hadlay shacabka ayaa xaqiijiyay geerida taliyaha ciidamada qalabka sida janaraal Francis Ogollaoo ku dhintay shil diyaaraddeed oo maanta galinkii dambe ka dhacay Gobolka Rift Valley. Madaxweyne Ruto ayaa sheegay in sagaal qof oo kale oo diyaaradda la socday ay ku dhinteen shilka, labo kalena ay […]

1 min read

Madaxweynaha oo kulan dhiiragelin ah Madaxtooyada kula yeeshay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ka galay Orodka 5000 mitir ee Afrika.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Sheekh Mohamud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Cabdulaahi Jama Mohamed sida uu u matalay dalkiisa, isagoo  tilmaamay in guusha uu […]