17 May, 2024
1 min read

Ninkii sida aadka ah looga baqayay Ingiriiska oo jeelka la dhigay.

Daniel Khalife oo looga shaki san yahay argagixisanimo ayaa lagu xiray saldhig booliis kaddib markii Sabtidii laga qabtay woqooyi-galbeed ee London. Kow iyo labaatan jirkan ayaa waxa gacanta ku dhigay askari dhar shibila watay isagoo wata mooto deegaanka Northolt. Xariga ninkan ayaa ka dambeeyay afar maalmood oo la raadinayay kaddib markii uu ka baxsaday xabsiga […]

1 min read

Mustaqbalka Odegaard, Sancho, Salah iyo ciyaartoy kale iyo heshiisyada laga yaabo in ay saxiixaan.

Borussia Dortmund ayaa bilawday qorsheheeda ku aadan inay la wareegto ciyaaryahanka Manchester United, Jadon Sancho, oo 23 jir ah, Janaayo sanadka soo socda, haddii ay kooxdiisa is fahmi waayaan.(the Sun ayaa sidaasi qortay). Arsenal ayaa dadaal ugu jirta inay sii waddo wadahadalada ay kula jirto ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Norway Martin Odegaard, oo 24 […]

1 min read

Wasiirka Ganacsiga oo mar kale ganacsatada Soomaaliyed ugu baaqay garab istaaga ciidanka Qaranka.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi,oo markale maanta xarunta hoggaanka saadka iyo taakulaynta ciidanka xoogga gaarsiiyay deeq rashiin ah ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay soo garab istaagaan Ciidanka Qaranka ee dagaalka kula jira Khawaarijta. Wasiir Jabriil ” Waxaan markii labaad ugu baaqayaa ganacsatada Soomaaliyeed inay isi soo garab […]

1 min read

20-ka tirsan Al-Shabaab oo saakay lagu dilay degmada Awdheegle.

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa aroornimadii hore ee saakay ka hor tagay weerar qar iska tuurnimo ah oo ay maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qaadeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose. Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Awdheegle ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in dagaalka lagu dilay Maleeshiyaad badan oo Khawaarij ah, ayagoo goobta […]

1 min read

Shacabka Degmada Moqokori oo ku dhawaaqay kacdoon cusub oo Khawaarijta loo saarayo gobolka Hiiraan.

Hiiraan :-Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan waxaa markale ka billaawday kacdoonka dagaal ka dhan ah khawaarijta oo looga saarayo degaannada ay kaga dhuumaaleysanayaan  Galbeedka gobolka Hiiraan. Degmadaan waxaa shalay gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf  Axmed Hagar (Dabageed) iyo masuuliyiin katirsan dowladda kuwaa Shacabka degmadaa ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan […]

1 min read

Tirada dadka ku dhintay dhulgariirka ku dhuftay Morooko oo kor u dhaaftay 2,000 oo qof.

Tirada dhimashada dhulgariirkii xoogga badnaa ee ku dhuftay dalka Morooko ayaa kor u dhaaftay 2,000 oo qof, iyadoo tiro intaa la eg ay ku dhaawacantay. Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa sheegtay in 1,400 oo qof ay qabaan dhaawacyo halis ah, waxayna dhibaatada ugu culus ay ka dhacday Koonfurta magaalada Marrakesh. Boqor Maxamedka lixaad ayaa ku dhaawaqay […]

1 min read

Maraykanka oo qiray in dad rayid ah ay ku dhinteen, kuna dhaawacmeen weerarkii ka dhacay duleedka degmada Ceelgaras.

War Saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika ayaa lagu sheegay in 6-dii Septemper ciidamada qaranka ee Soomaaliya ay qaadeen weerar ka dhan ah argagixisada daafaha tuulada Ceel-Lahelay. Maraykanka ayaa sheegay in baarista horudhaca ah ay sheegayso in sedex hoggaamiye oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu dilay weerarka, nasiib darase ay jirto […]

1 min read

Xulka Kubadda Cagta Taliyaaniga oo mar kale niyad jab kala kulmay Xulka Woqooyiga Masadooniya.

Xulka Taliyaaniga ayaa niyad jab kale oo wayn kala kulmay Xulka Woqooyiga Masadooniya xili uu si xun ugu bilowday isreeb reebka Koobka Qaramada Qaaradda Yurub. Weeraryahanka Xulka Taliyaaniga Ciro Immobile ayaa gool u dhaliyay Taliyaaniga daqiiqaddii 47-aad, balse waxa la barbarreeyay daqiiqaddii 81-aad ee dhammaadka ciyaarta. Xulka Taliyaaniga ayaa leh 4 dhibic oo kaliya, waxa […]