August 19, 2023
Sheeg Culimadaan Soomaalida ah Magacyadooda oo Saddaxan?
Waxaa jiro, Culimo Magacyadooda Dadka badankiisu aynan Aqoon, Laakin magac kale oo ay ku caan bexeen loo yaqaan. ( F.S: 1aad) Culimadaan Somalida ah Magacyadooda oo Saddaxan sheeg? 1. Macalim Biyamaaloow. 2. Sh. Ooyaaye. 3. Sh. Duduma gale. 4. Sh. Gabyow “wacdiyow” 5. Sh. Boqol soon. 6. Sh. Abdaal. 7. Sh. Burci. 8. Sh. Barkaan. […]
Golaha Wakiiladda Koonfur Galbeed oo Maanta ansixiyay Heshiiska Golaha Wadatashiga Qaranka
Kulan ay Maanta ku yeesheen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay Golaha Wakiiladda maamulka Koonfur Galbeed oo uu shir guddoomiyay ku simaha guddoomiyaha Golaha ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Maxamed Nuur Maxamed Macalin ayay Golahu ku meel mariyeen hindise Sharciyeedyo muhiima ah. Ajendaha kulanka Golaha Wakiiladda ayaa ka koobna sadax […]
Youtuber iyo fannaan ay heesihiisu daawadaan malaayiin qof oo tahriib ku galay Yurub.
Fannaan caan ah oo u dhashay dalka Tunisia ayaa si sharci darro ah ku galay dalka Talyaaniga xilli dhaqaale xumo ba’an ay ka jirto dalkiisa ku yaalla waqooyiga Afrika. Junior Hassen, oo heesihiisu ay YouTube ka daawadeen 15 milyan oo qof, ayaa toddobaadkii lasoo dhaafay doon ku galay jasiiradda Sicily. Warbaahinta Mosaique FM ayaa sheegtay […]
Aqalka Sare oo Akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS.
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ooy wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 5-aad ee Golaha Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa Akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange, ayaa Sanatarrada Aqalka Sare […]
Ciidanka Xoogga oo howlgal ka dhacay Galgaduud ku khaarajiyay 5 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Muqdisho :-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaannada Garileey iyo Cali-Yabaal ee Gobolka Galgaduud ku dilay 5 dhagarqabe oo tirsan Khawaarijta Alshabaab sida uu SONNA u xaqiijiyay Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga General Cali Caanood. General Cali Caanood ayaa sidoo kale sheegay in deegaanka Jirjir-xiireey oo u dhaxeeya Ruun-nirgood iyo Cali-Heelle ee kala ah […]
In ka badan 24 muhaajiriin ah oo la sheegay in la la’yahay ka dib markii ay Doontooda ku degtay xeebaha Jabuuti.
In ka badan 24 qof oo tahriibayaal ah ayaa la la’yahay waxaana la rumeysan yahay in ay ku dhinteen doon ku degtay xeebaha dalka Jabuuti. Dhacdadan naxdinta leh ayaa ka dhacday habeenimadii Khamiista, Agoosto 17-keedii, Godoria, oo u dhow magaalo-xeebeedda Obock, ee waqooyi-bari Jabuuti. Sida laga soo xigtay muhaajiriinta la soo badbaadiyay ku dhawaad 60 […]
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la soo qabtay Jen. Sheegow.
Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya, Sadiiq Aadan Doodishe oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka uu bilowday, kadib markii ay isku dhaceen ciidamada xasilinta oo howlgal ku jiray iyokuwa janeraalka oo uu ku tilmaamay maleeshiyaad. iskudhacii xalay ka dhacay xaafadda Kaawo Godey ee dgemada Dharkenley ku dhex-maray Janeraal Sheegow iyo ciidamada […]