26 Sep, 2025
1 min read

QM iyo Dowladda Soomaaliya oo kawada hadlay dhimista ciidamada ATMIS.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka  Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxuyidiin ayaa la kulmay saraakiil sare oo katirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Kulankan ayaa looga hadlay xaaladda kala guurka amni ee Soomaaliya, gaar ahaan wajiga labaad ee soo socda ee dhimista ciidamada ATMIS. Intii uu socday kulanka madaxa xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Akacyira ayaa waxay […]

1 min read

Wasiirka Ciyaaraha ee Soomaaliya oo hortagay maanta Golaha Baarlamaanka

Muqdisho :- Guddoomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Maanta Shir Guddoomisay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 17-aad oo uu wahlinayo Guddoomiye ku igeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, waxaana soo xaadiray 141 Xildhibaan. Ajendaha kulanka ayaa ahaa u yeerida iyo hor imaanshaha Golaha Guud ee wasiirka […]

1 min read

RW Xamsa oo dhagax dhigay dhismaha xarunta wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta.

Muqdisho :- Ra”iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda faderaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarun wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo markii ugu horeysay ay si gaar ah u yeelanayso. Munaasabadda dhagax dhiga oo uu goob joog ahaa wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhismaha xaruntaan ay […]

3 mins read

Faarax Sh. Cabdulqaadir”sanadka 2030-ka dadka wax barta ayaa gaaraya ilaa 8 Malyan” wareysi.

Halkaan waxaan ku soo koobayaa nuxurka wareeysi aad u qiimo badnaa ee uu bixiyey Wasiiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sarre Faraax Sheekh Cabdulqaadir. Wareeysiga faham qoto dheer siinaya dadka doonaya in ay wax badan ka ogaadaan heerka Waxbarasho ee dalkeena iyo sida loogu gundhi karo. Wareegsiga ayaa nuxurkiisa ahaa sidan:- ✓ Dadka heerka waxbarshado gaarey […]

2 mins read

Adeegyada uu bixiuo Bankiga dhexe oo lagu wado.in la gaarsiiyo dalka oo idil.

Muqdisho :- Guddoomiye Ku xigeenka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Dr. Cali Yaasiin Sheekh Cali ayaa ka warbixiyay furitaanka laanta Bankiga Dhexe uu ka furay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug,isagoo sheegay in go’aanaka ay qateen kadib markii madaxweynaha JFS uu amray in adeega Bankiga uu bixiyo la gaarsiiyo dhammaan gobolada dalka. Guddoomiye ku xigeenka wax uu […]

1 min read

Faah faahin ka soo baxaysa duqaymo lagu dilay maleeshiyAd Al-Shabaab ah..

Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaannada Baladul-Amiin iyo Baladul-Kariim oo ka tirsan gobalka Shabeellada Hoose, kadib markii la helay xog ku saabsan in maleeshiyaad Khawaarij ah ay si dhuumaalaysi ah isugu aruursanayaan beero ku yaalla deegaanadaas.   18 dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgalkaan sida saraakiil […]