1 min read

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay xubnaha Golaha uga mid noqonaya Baarlamaanada Afrika.

Muqdiaho :-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay xubnaha Golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarlamaanada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub.

Xunaha la magacaabay ayaa kala ah

Xildhibaan Saalim Aliyow Ibroow

Xildhibaan Farxiyo yuusuf Cumar