21 Sep, 2025
2 mins read

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad Xasaasi ah ka leediyay Garoonka Mogadishu Stadium+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo garoonka Muqdisho ee Kubadda Cagta kagala qeyb-galay kumannaan shacab ah, xuska sannad-guurada 63-aad ee xornimada iyo midnimada dalka ayaa ka hadlay xaaladda dalka, sooyaalka dadka Soomaaliyeed ee la dagaallanka gumeysiga iyo hiigsigooda ku aaddan dhismaha qaran ka tilmaaman gobolka iyo qaaradda. Gumeysigii laga xoroobay iyo kan […]

1 min read

Kowda Luulyo: Dal Yurub ku yaalla oo raalligelin ka bixiyay doorkii uu ku lahaa addoonsiga.

Boqorka Nederland ayaa si rasmi ah raaligelin uga bixiyay doorka dalkiisa ee ka ganacsiga addoonta, isagoo sheegay inuu dareemayo “qof ahaan iyo dal ahaanba ” inay saamaysay. Wadanku waxa uu noqday meel gumaysi wixii ka dambeeyay Qarnigii 17-aad, isaga oo haysta dhulal badan oo caalamka ah, ganacsatada addoonta ah ee Nederland waxa ay ka ganacsanayeen […]

1 min read

Xoghayihii Degmada Ruun-nirgood oo qarax miino lagu dilay.

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in Qarax Miino  oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Degaanka Daaeunicmaa ee gobolka shabeelada Dhexe. Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay sida la sheegay  Gaari uu watay  Abuukar Jawiil Caddoow oo la yaqaanay  (Abuukar  Miineey) oo ahaa Xoghayaha Degmada Runirgood ee gobolka shabeelada […]

1 min read

Madaxweynaha dalka oo Ubax dhigay Daljirka Daahsoon+Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasbadda Xornimmada iyo Midnimada 1-da Luulyo awgeed waxaa uu ubax dhigay taallada Daljirka Daahsoon ee Caasimadda Muqdisho. Munaasabadda ubax dhigga waxaa Goob joog ahaa kummanaan shacabka Soomaaliyeed ah iyo mas’uuliyiinta kala Duwan ee haya’addaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Gebqgabada xuska 63 guuurada maalmaha xoriyadda iyo […]

1 min read

Kylian Mbappe oo war ka soo saaray rabashada Faransiiska ka socda.

Xulka qaranka France ayaa ku biiray baaqyada ku saabsan in la joojiyo rabshadaha ka dib hadal uu baraha bulshada soo dhigay kabtankooda Kylian Mbappe. “Qaar badan oo naga mid ah waxaan ka soo jeednaa xaafadaha shaqada, waxaanan wadaagnaa dareenka xanuunka iyo murugada. Laakiin murugada waxaa u sii dheer in aan daawanno habkan is-burburinta”.Xulka ayaa sidookale […]

1 min read

QM oo munaasabadda 1-da Luuliyo awgeed u hambalyaysay Shacabka Soomaaliyeed.

Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go’antahay dhismaha mustaqbal wanaagsan. Madax bannaanida Soomaaliya ayay Qaramada Midoobay waxay bogaadineysaa adkeysiga iyo heellanaanta Dadka Soomaaliyeed. “Anigoo ku hadlaya magaca bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaan salaamayaa dadka Soomaaliyeed, waxaana mar kale […]

2 mins read

Anigu maxaan u Xushmeeyaa Asgariga?

Magaca Asgari ( Soldier) Asalkiisii intuu ka yimid? Saddax kun sono ka hor ayaa Dowladii Giriigii hore Asgar qoratay waxaana loo yaqiin Magaca “Soldier” , oo ka kooban labada xaraf ee “Sold” oo ah Lacag iyo “Dare” oo ah Sii. Waajibka Asgariga Waajibka 1aad ee Asgarigu waa in uu ilaaliyo “Deshebiliinka” Ciidan iyo Amarada la […]

1 min read

48 qof oo ku dhintay shil Gaari oo ka dhacay galbeedka Kenya.

NAIROBI — Ugu yaraan 48 qof ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay magaalada Londiani ee galbeedka Kenya fiidnimadii Jimcaha, kadib markii gaari xamuul ah oo siday konteenar shixnad ah uu waddada ka baxay kadibna uu ku jiiray dhowr baabuur, sida ay sheegeen booliska iyo goob-joogayaal. Muuqaallo laga soo duubay shilkan oo ay baahiyeen warbaahinta […]