June 18, 2023
Cali Jeyte “Hiiraan kama sii mid ahaanayso maamulka Hirshabeelle….:
Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in Hiiraan aanay ka sii mid ahaan doonin Maamul Goboleedka Hirshabeelle kaddib markii uu sheegay inuu arintaasi kala tashaday waxgaradka Gobolka. Cali Jeyte ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya saraakiisha Hirshabeelle aanay iman karin Gobolka […]
Madaxweynaha Uganda oo cambaareeyay weerarkii shalay iskuulka lagu qaaday.
Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa cambaareeyay weerarkii ka dhacay deegaanka Mpondwe, koofur-galbeed Uganda, halkaasoo maleeshiyaad lala xiriirinayo kooxda IS ay ku dileen 41 qof. “Gumaadkan cusub ee xubnaha ADF waa dembi, kalsooni la’aan, argagagixisannimo iyo wax ma tarnimo ah,” ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray. Ilaa 37 ka tirsanaa ardayda Mpondwe Lubiriha Secondary school, waardiye […]
Muuse Biixi “Kooxaha huwanta ah ee Sool dagaalka ka wada waa qayb Al-Shabaab ah iyo Puntland …”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo saaka ka hadlayay Kuliyadda Cabdillaahi Askar ee deegaanka Dararweyne ee duleedka Hargeysa, oo tababar loogu soo xirayay ciidamo ka tirsan milatariga Somaliland, ayaa mar kale ku celiyay in gobolka Sool ay ka dagaalamayaan ururka Alshabaab iyo Puntland. Madaxweyne Biixi ayaa yiri “huwanta laguu […]
Hay’adda Socdaalka oo ugu deeqday Ciidanka Xasilinta Caasimadda laba Neef oo Geel ah .
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul), ayaa Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku wareejiyay laba Neef oo Geel ah, kuwaas oo Saraakiisha Hay’addu ugu deeqeen Ciidanka Xasilinta Caasimadda Muqdisho. Agaasimaha Guud ee Hay’dda, ayaa sidoo kale ku dhiirageliyay Hay’adaha kale ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya in ay isxilqaamaan oo […]
Shil ka dhacay waddada tareenka ee isku xirta Itoobiya iyo Jabuuti oo ay dad ku dhinteen.
Shil tareen oo ka dhacay deegaanka Gaad ee degmada Shiniile ee Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, ayaa illaa inta la ogyahay waxaa ku naf waayey ugu yaraan 5 qof halka 24 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen. Baabuur siday dad rakaab ah ayaa waxaa jiiray tareen ka yimid xagga Jabuuti. Ilaa hadda lama oga sababta […]
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan, Isagoo Xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow).
Madaxweyne Deni oo Magacaabay xubnaha ka mid noqonaaya Garsoorka Puntland.
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa saddex maalmood ka hor dikreeto ku soo saaray isku shaandhayn lagu sameeyay garsoorayaasha iyo xeer ilaaliyaasha maxkamadaha derejada kowaad iyo rafcaanka gobollada Puntland. Madaxweyne Deni ayaa ansixiyay isku shaandhayntan oo guddiga sare ee garsoorka Puntland uu ku sameeyay garsoorayaasha iyo xeer ilaaliyaasha maxkamadaha rafcaanka iyo derejada kowaad ee gobollada […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xubnaha labada Gudi ee Dib u eegista Dastuurka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo uu kala hadlay muhiimadda dhammeystirka dastuurka KMG uu u leeyahay xasilloonida iyo geeddi-socodka dowlad dhiska Soomaaliya. Xubnaha Labada Guddi ee Dastuurka ayaa Madaxweynaha uga warbixiyey […]
Riwaayadda Madaxtooyada Somaliya.=FAALLO=
Koox Afrikaan ah oo Riwaayadaha sameeyo ayaa lagu yiri: waxaad jishaan Riwaayad ka hadlee hab dhaqanka Guud ahaan Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliya. 1.sida ay u dhaqmaan marka ay Madaxda la joogaan. 2. Sida ay u dhaqmaan marka aynan Madaxda la joogin. ( Xirfaddahaa Kaadir Laba Wajiilayaasha isticmaalo waxaa ka mid ah: Xubno Xisbi, Kaadariin Urur, Jilayaal […]
Cali Jayte Cismaan oo laga qaaday xilkii guddoomiyaha gobolka Hiiraan
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan oo ahaa nin ka dhex muuqday dagaalka ka dhanka maleeshiyada Al-shabaab ayaa xilka laga qaaday, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday madaxtooyada Hirshabeelle, taaas oo uu ku saxiixnaa madaxweyne Cali Guudlaawe. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sheegay inuu ku bedelay C/llaahi Axmed Maalin. Wareegtada xil ka qaadista Cali Jeyte ayaa u […]