29 Apr, 2024
1 min read

Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku xukmisay rag ka tirsan Al-Shabaab.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Qeybteeda 21-aad ee Galmudug ayaa Xukuno kala duwan ku riday rag lagu helay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo dilal qorshaysan iyo qaraxyo ka geystay Magaaladda Gaalkacyo. Anas Cabduqaadir Cali oo magaciisa afgarashada uu yahay Salmaan iyo Aadan Mursal Maxamed oo magaaladda Gaalkacyo ku dilay Cilmi Cali Guuleed, Maxamed Jaamac Maxamed […]

2 mins read

Madaxweyne Xasan Sheekh ka hadlay Muhiimadda qabashada doorasho qof  iyo Cod ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda kale ee Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa si wadajir ah u qabtay war-saxaafadeed ay  faahfaahiyay  akaga qodobadii kasoo baxay war-murtiyeedka shirkii Golaha wadatashiga Qaran ee lagu  soo gaba gabeeyay Muqdisho . Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in  muhiim tahay in laga gudbo doorashooyinkii dalka dhaci jiray […]

1 min read

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay jiheynta sharciyada Golaha.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn, oo ajandihiisu ahaa warbixin soo jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ajandeynta hindise sharciyeedyada horyaala Golaha Shacabka BJFS kalfadhiga 3-aad. Guddoomiyaha ayaa warbixintiisa kaga hadlay shaqooyinkii muhiimka ahaa ee Golaha Shacabka usoo qabsoomay labadii kalfadhi ee […]

1 min read

Tahriibayaal gaareya 600 oo qof oo la soo badbaadiyay.

Markab ay maamusho hay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn (MSF) ayaa badbaadiyay ku dhawaad ​​600 oo muhaajiriin ah oo ku safrayay doon buux dhaaftay taasoo ku dhibaataysan jasiiradda Sicily Sabtidii. Kooxda MSF yaa sida Twiterkooda kusoo qoray “Kadib howlgal qaatay saddex saacadood, 599 ayaa la soo badbaaday, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, […]

1 min read

Taliye xigeenka ciidanka Boliiska iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka jabuuti.

Taliye kuxigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) iyo Wafdi Saraakiil Boliis ah oo uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Dalka Jabuuti. Safarka taliyaha iyo xubnaha sarakiisha ah ee la socda ayaa ujeedka safarkoodu yahay ka qeybgalka Xaflada Xiritaanka Tababarka dufacadii 18-aad ee Daraawiishta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed (MIADIT 18), Ciidankaas oo in muddo ah […]

2 mins read

HISTORIC AGREEMENT SIGNED FOR PRESIDENTIAL PHD. SCHOLARSHIP IN SOMALIA.

A significant milestone in higher education leadership was achieved as the United Nations University for Peace (UPEACE) and Qatar Charity signed groundbreaking agreements to establish the first-ever presidential PhD. scholarship in Somalia. The scholarship will be named after the current sitting president, H.E. Dr. Hassan Sheikh Mohamud, and will be known as the “H.E. Dr. […]

1 min read

Dadka Turkida oo u dareeray doorashada madaxtinimada wareegada labaaad.

Codbixiyayaasha Turkiga ayaa saakay u dareeray goobaha codbixinta, iyagoo dooran doona Madaxweynaha dalkaas xukumi doona shanta sano ee soo socota, kadib markii doorashadii 14-kii May la waayay musharrax gaara codadka lagu guulaysan karo. Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan ayaa loolan adag kala kulmaya Kemal Kilicdaroglu oo ah musharraxa ay wataan mucaaradka, kaasoo wareeggii 1-aad helay 44.9% […]