17 May, 2024
2 mins read

Golaha Wadatashiga Qaran oo gaaray heshiis wax ka bedelaya nidaamka dawliga ah.

Shirkii maalmahanba u socday Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ayaa xilli dambe oo xalay ahayd la soo gebagebeeyey, iyada oo laga soo saaray bayaan ka kooban illaa 12 qodob, kaas oo ay qalinka ku duugeen, madaxda xukuumadda dhexe iyo weliba madaxweynayaasha maamulada Jubaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Galmudug iyo duqa caasimadda Muqdisho. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed […]