May 19, 2023
Zelensky oo eedeeyn usoo jeediyay qaar kamida madaxda wadamada carabta.
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah hogaamiyayaasha Carabta inay “iska indha tireen” duulaanka Ruushka, iyadoo ay wararku sheegayaan inuu qorsheynayo inuu ka qeyb galo shirka G7 ee Japan. Waxaa la filayaa in madaxweynaha Ukraine uu Axadda gaaro magaalada Hiroshima si uu u helo taageero milateri oo dheeraad ah oo ku […]
Al-qaacida oo sii deysay dhakhtar 88 jir ah oo u dhashay Australia isla markaana u xirnaa 7 sanno.
Dhaqtar u dhashay dalka Australia da’diisuna ay gaareyso 88 jir ah oo ay Al-Qaacida ku haysteen Galbeedka Afrika in ka badan 7 sano ayaa la sii daayay. Dr Kenneth Elliott waa uu badqabaa waana uu wanaagsan yahay waxa uuna dib ula midoobay qoyskiisa, ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda ee Australia. Isaga iyo xaaskiisa ayaa la […]
Nasashada Jimcaha. Q- 357=Ma jaceel Faqiir galaa, mise waa leeys gaadaa oo Beenaa la isku sheegaa?=
1. Nin Caaqil ahaa ayaa Nin Reer Baadiyo ahaa ku yiri: Makuu sheegaa Saddax walxaad oo Dadku kugu jeclaanayaan. Reer Baadiyihii ayaa ku yiri: Maya, ha ii sheegin. (F.S: 1aad) ( Ma xeey kula tahay Saddaxda wax ee loo sheegi lahaa, muxuuse ku diiday? ) 2. Nin Reer Baadiyo ahaa oo Doobnimo aad ugu raagay, […]
Gabar ka qaxday dagaalkii Tigray oo kaalinta labaad ka gashay tartanka quruxda ee Miss Black Belgium 2023.
Gabar dhalinyaro ah oo magangalyo weydiistay Belgium ka dib markii ay ka soo carartay colaada Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa ku dhameysatay kaalinta labaad tartanka quruxda Miss Black Belgium 2023. Rahwa Kinfe ayaa BBC-da u sheegtay in ay aad ugu hanweyntahay in ay soo bandhigto dhaqanka iyo qiyamka Tigrayga ee fagaarayaasha caalamka. Ms Rahwa ayaa […]