16 May, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “La-dagaallanka musuqmaasuqu ma ahan oo kaliya akhlaaqda lagama maarmaanka ah, laakiin..”

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamud ayaa taageeray habraaca la-dagallanka musuqmaasuqa, kaas oo kasoo baxay kulankii golaha wasiiradda, isaga oo amray in la hilgeliyo. “La-dagaallanka musuqmaasuqu ma ah oo kaliya akhlaaqda lagama maarmaanka ah, laakiin sidoo kale waxay shardi u tahay horumar waara iyo Soomaliya loo siman yahay. Waxaa naga go’an inaan dhisno hab daah-furnaan […]

1 min read

Maxkamada sare ee Pakistan oo amartay in lasii daayo Imran Khan.

Ismabad:- Maxkamadda sare ee Pakistan ayaa ku dhawaaqday in xarigga ra’iisal wasaarihii hore Imran Khan uu yahay “mid sharci darro ah”, waxaana go’aan ka soo baxay laba maalmood uu dhaliyay isku dhacyo sababay dhimasho iyo dhaawac iyo mudaharaadyo waaweyn oo dalka oo dhan ka dhacay. “Xadhigaagu wuxuu ahaa mid aan sax ahayn, sidaa daraadeed waa […]

1 min read

Al-Shabaab oo weerar Madaafiic ah ku qaaday Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamada dowladda.

Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerar madaafiic ahaa ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ku leeyihiin degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen inay maqlayeen jugta madaafiicda oo qaarkood ku dhacday agagaarka Xerada Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka iyo sidoo kale Aaga […]

1 min read

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Qatar

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa shalay oo Arbaco ah, Magaalada Dooxa, kula kulmay Dhiggiisa Qatar, Mudane Sultan bin Saad Al Muraikhi. Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa dhigiisa kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, iyo […]

1 min read

Maraykanka oo tallaabo ka qaadaya illaa 150,000 oo muhaajiriin ah oo ku sugan xuduuda Mexico.

BROWNSVILLE, TEXAS – Xoghayaha Amniga gudaha ee Maraykanka Alejandro Mayorkas ayaa arbacadii ballanqaaday in “inta badan” kumanaanka muhaajiriinta ah ee doonaya inay maalmaha soo socda ka soo galaan xuduudda Maraykanku la wadaago Mexico, inay kala eryi doonaan. “Tani waa waxa dhici doona, dib ayaa laguu celin doonaa” sidaas waxaa yidhi xoghayaha amniga gudaha ee Maraykanka […]