20 Sep, 2025
1 min read

Shir ku saabsan khariidadeynta Caasimadda Muqdisho oo ka furmay Kenya “SAWIRRO”

Waxaa maanta lagu daahfurey Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Kenya, Mashruuc wayn oo ay Dowladda Japan ka caawineysay Maamulka Gobolka Banaadir oo ku saabsan Khariidadeynta habka casriga ah ee dhamanaan Degmooyinka  Muqdisho. Mashruucaan furitaankiisa waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhanka Howlaha Guud,  Agaasimaha Guud ee Arrimaha […]

1 min read

Sacuudi Carabiya iyo Syria oo dib usoo ceshtay xiriirkooda.

Dimishiq:- Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad ayaa Talaadadii xaqiijiyey dib ugu soo laabashadiisa xeendaabka Carabta kadib markii dalka awoodda badan ee Sacuudi Carabiya oo muddo diidanaa uu sheegay inuu dib ula billaabayo xiriir diblomaasi. Soo-celinta xiriirka diblomaasi, oo markii dambe ay xaqiijisay Dimishiq, ayaa yimid in ka badan 10 sano kadib markii Riyadh ay wakiiladeeda la […]