29 Apr, 2024
2 mins read

Kooxda Real Madrid Oo Ku Guuleysatay Copa Del Rey.

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku guuleysatay tartanka Copa del Rey oo ay finalkiisa iskugu soo baxeen Osasuna oo ay kaga takhalustay 2-1, iyadoo laba jeer uu shabqa soo taabtay xiddiga reer Brazil ee Rodrygo Goes. Real Madrid ayaa gacanta ku dhigtay koobkeedii u horreeyey ee xilli-ciyaareedkan, iyaga oo horyaalka mar horeba ka quustay […]

1 min read

Baarlamaanka Puntland oo magacaabay Guddi ka soo tala bixiya wax ka badal lagu sameeynayo dastuurka Puntland.

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddi ka kooban  5  xubnood oo ka soo talo bixiya wax-ka bedel lagu sameynayo dastuurka. Guddoomiyaha barlamaanka ayaa sheegay in Madaxweyne Deni uu usoo gudbiyay soo jeedinta ku saabsan in dastuurka wax laga beddelo. Guddigan uu magacaabay ayaa ka doodi doona wax-ka-beddelka dastuurka Puntland ee ay Xukuumaddu […]

1 min read

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo eedaysanayaal Ajaanib ah dacwadooda u gudbiyay Maxkmadda G/Banaadir.

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Soomaaliya, ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda 36 eedeysane oo ajaanib ah. Ajaanibtan ayaa waxay ku eedeysan yihiin kalluumeysi sharci darro ah, waxaana xafiiska xeer ilaalinta uu maxkamadda gobolka ka codsaday in lasoo muddeeyo dhageysiga dacwadoodda. War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud  qaranka ayaa lagu […]

1 min read

Maamulka Degmada Shangaani: “Dadka ha isaga guuraan guryaha qaddiimiga ah”

Maamulka degmada Shangaani ee gobolka Banaadir, ayaa dadka kula taliyay inay ka guuraan dhismooyinka qaddiimiga ah, kaddib markii saakay uu soo dumay guri, ayna dad ku dhinteen. Aways Camuudi oo warbaahinta la hadlay, ayaa kula taliyay dadka si ay naftooda u ilaashadaan inay isaga guuraan guryahan. Xalay saqdii dhexe abbaaro 3:30-kii, ayaa la sheegay in […]

1 min read

Boqor Charles-ka 3-aad ee Ingiriiska oo maanta la caleema saarayo.

Maanta ayaa waxaa la caleema saarayaa boqorka Ingiriiska ee Boqor Charles-ka Saddexaad. Waxaa udub dhexaad u noqon doona xafladdan weyn boqor Charles-ka saddexaad, oo indhaha dunidu ay isagu ku foogan yihiin isaga. Muxuu ka fikirayaa maanta Charles-ka saddexaad maalin uu sugayay inta uu noolyahay oo dhan? Markii ugu dambeysay ee loo caleema saaray taajka boqornimada, […]