1 min read

Doorshaan iyo Gabartaaduba mar mar waxa ay kuu keenaan wax aadan raali ka aheyn.

Somalidu waxa ay ku maahmaahdaa: ( Doorshaan iyo Gabartaaduba mar mar waxa ay kuu keenaan wax aadan raali ka aheyn).

1.Adiga oo Salaad Makhrib u taagan oo Salaadii ku dhax jiro ayaad arkee Doorshaankii oo Macaawino u soo wado Saligii aad ku tukaneeysay xagiisa. ( FS:1aad)

2. Gabartaadu waxaa laga yaabaa in ay kuu keento Nin Saaqid ah oo aadan raali ka aheeyn iyada oo Gacanta ka heeysato.

3. Dowladaada dhexe ama Maamul Gobaleedkaagu, mar mar waxa ay kuu keenaan wax aadan Raali ka aheyn.

Ar, Waalidka iyo Shacabka, wax aynan raali ka aheyn ha laga ilaaliyo.

Qore: Yahya Amir