26 Apr, 2024
1 min read

Mas’uuliyiin sare oo Mareykan ah oo booqday makhaayadda Afro Deli.

SAINT PAUL:- Douglas Emhoff, oo ah sayga ama xaajiga madaxweyne ku-xigeenka dalka Maraykanka Kamala Harris iyo madaxa hay’adda ganacsiyada yaryar ee Maraykanka Isabella Casillas Guzman ayaa booqday makhaayadda Afro Deli ee ku taalla magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota. Makhaayaddan oo uu leeyahay ganacsade Cabdiraxmaan Ciise Kaahin ayaa booqashadeedu timid kadib markii dhowaan uu ganacsadahani […]

1 min read

Bandhiga Buugaagta ee Afka Soomaaliga iyo Fanka iyo suugaanta Sweden

Waxaa Maalinta Axadda oo  bisha may tahay Toddobada May saacada (KL 13:00 ) ka dhicidoona Blå Stället  Angered Centrum/Gothenburg Sweden Bandhig Buugag iyo Mid Faneed (Ciyaaro-Heeso) Galitaankuna wuxuu u furanyhay oo lagu soodhawayndoonaa dadweeynaha kunool magaalaad Göteborg. Jadwalkuna wuxuu u dhacayaa sida hoos kuxusan: Somaliska Kultur och Bokmässa 7 maj 2023  kl-13:00 Program 1. 14:00-14:20 […]

2 mins read

Famine still stalks Somalia By Ayenat Mersie

[1/3] Internally displaced Somali children gather outside their makeshift shelters at the Ladan camp for internally displaced people (IDP) in Dollow, Somalia May 1, 2023. REUTERS/Ayenat Mersie. DOLLOW, Somalia May 2 (Reuters) – New patches of young, bright green growth dot the sandy terrain of Dollow but for the 150,000 Somalis who have left home […]

1 min read

Laacibiinta Man City oo xalay Haaland u sameeyey arrin ay ku maamuusayeen kaddib rikoodh jebintiisii (Daawo)

Erling Haaland ayaa saaxiibadiis kooxda Manchester City waxay u qabteen rigo-sharafeed kaddib markii uu jebiyey rikoorka gooldhalinta Premier League ee hal xilli ciyaareed. Laacibkan Norwegian-ka ah ayaa ciyaarta 2-0 kaga dhigay kulankii West Ham isaga oo kubadda daba mariyey Lukasz Fabianski, taasoo ka dhigan inuu dhaafay Andrew Cole iyo Alan Shearer marka ay timaado goolasha ugu badan ee la dhaliyo […]