20 Sep, 2025
1 min read

Golle wasiirro oo loo magacaabay Gobolka Tigray.

Maamulka kumeel gaarka ah ee dhawaan laga dhisay gobolka ay dagaalladu halakeeyeen ee Tigreega ayaa magacaabay gole wasiiro oo ka kooban 27 xubnood si ay u hogaamiyaan isbadalka siyaasadeed ee deegaanka, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha. Arintan ayaa ku soo aadaysa kadib markii dawlada federaalka ah ee Ethiopia iyo ururka TPLF ay kala saxeexdeen heshiis […]

2 mins read

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo bandhigtay waxqbadkeeda iyo dagaalka Al-Shabaab.

1:Madaxweynaha JFS mudane; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa todobaadkan Cabdikariin Xuseen Guuleed u magacaabay inuu noqdo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Soomaalinad, sidoo kale Maxamed Cabdi Waare ayaa loo magacaabay Ergeyga Xasilinta. 2:MadaxweyneXasanSheekhMaxamuud oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomaydanjireyaashadalalka Djibouti, Canada iyo Cuba. 3:Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo bogaadiyay Hawlgalka Midowga Afrika xilli ATMIS ay […]

1 min read

Madaxa ATMIS: “Waxaa la joogaa xilligii Soomaaliya laga qaadi lahaa cunaqabateynta hubka ee saaran..”

Mogadishu — Madaxa hawlgalka militari ee ATMIS, ahna Ergeyga Gaarka ee Midowga Africa ee Soomaliya Ambassador Mohamed El-Amine Souef oo ka hadlay shir jaraa’id oo ay si wadajir ay qabteen isaga iyo wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa sheegay in saaxiibada caalamku garawsaday in la joogo xilligii cunaqabteynta hubka laga qaadi lahaa Soomaaliya. “Waxaan dhawaan […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay dagaal xalay ka dhacay Laascaanood.

Wararka ka imaanaya magaaada Lascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyey ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka degaanka. Dagaalkaasi ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay dhinaca bari ee magaalada oo ku beegan Gooja-Cadde uuna billowday xalay fiidkii 9:45 daqiiqo uuna socday muddo 40 daqiiqo ah, sida ay […]

1 min read

SOMALIYA Iyo Booto aan la is qabadsii karin!!!.

1. Somaliya waxaan nahay Ummad mideeysan ( oo leh dhowr Maamul Gobaleed oo kala aragti ah iyo Madax heeysato Dhalashada 50 waddan). 2. Waxaan nahay Ummad isku Diin ah ( oo Qolaba Qolada kale u dilee Gaalaa tihiin) 3. Waxaan nahay Ummad isku Asal ah ( oo ku doodee Carab aan nahay iyo ma nihin) […]

1 min read

Xiriirka Ethiopia iyo midowga Yurub oo fure u noqday heshiiska Tigray.

Midowga Yurub ayaa sheegay in go’aan kasta oo lagu wanaajinayo xiriirka dowladda Itoobiya ay ku xiran tahay sida loogu guuleysto dadaallada lagu xallinayo colaadda ka taagan waqooyiga gobolka Tigray. Ka dib dagaalkii sokeeye ee qarxay November 2020, Midowga Yurub waxay hakiyeen taageeradii miisaaniyadeed iyagoo u cuskanaya xad-gudubyada xuquuqda aadanaha. Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga […]