21 Sep, 2025
1 min read

Wejigii labaad ee howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab oo ka billowday Soomaliya.

Wajigii labaad ee howlgllada ka dhanka ah Al-shabaab ayaa si rasmi ah uga biloowday deegaano ka tirsan Soomaliya. Howlgallada qaar oo ka billowday Koonfurta Baledweyne waxaa iska kaashanaya ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda, waxaa hoggaaminaya guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Guddoomiye Jeyte ayaa sheegay in marka ay soo afjaraan […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-351=Madaxdeena iyo Reer Magaalkeenu maxey ugu labistaan Suudadka Madoow?=

1. Rasuulkeena Muxamed CSW ayaa yiri: kiinii arko Munkar, haku ku suuliyo Gacantiisa. Haduuna Awoodin Carabkiisa, Haduuna Awoodin Qalbigiisa, taasina waa Halka ugu laciifsan iimaanka.(F.M: 1aad) Waxaa soo waiyay: Muslim. ( Marka aad Xumaan aragto, ka hor tag oo Awood isticmaal.haddii aadan Xoog aad uga hortagto leheyn, Carab kaaga isticmaal oo Dadka ka waani. Haddii […]

1 min read

Xog sir ah oo sheegeysa in Ruushka la weerari rabo.

Sawirro iyo dukumentiyo sir ah oo laga soo qaaday Pentagon-ka iyo NATO isla markaana ku saabsan diyaarinta weerarka Ukraine ee ka dhanka ah Ruushka ayaa lagu faafiyay shabakadaha Twitter iyo Telegraph. In kasta oo loo maleynayo in xoogaa la beddelay, dukumeentiyadu waxay u muuqdaan kuwo sax ah sida laga soo xigtay New York Times, oo […]

1 min read

Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Asluubta.

Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aaden ayaa mar kale loo magacaabay taliyaha Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo horey usoo noqday. Magacaabista Jeneraal Mahad ayaa waxaa maanta is aqlabiyad u ah u ansixiyey Golaha Wasiirada kadib markii ay soo jeedisey Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha. “Taliyaha cusub ee Ciidanka […]

2 mins read

Dowladaha Iran iyo Sacuudiga oo wacad ku maray inay nabad ka dhigaan Bariga Dhexe.

Beijing — Diblomaasiyiinta ugu sarreeya Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa Khamiistii ku kulmay Beijing, ayaga oo ballan-qaaday inay ka wada shaqeeyaan in “amni iyo xasillooni lagu soo dabbaalo gobolka qalalaasaha badan ee Bariga Dhexe, kadib heshiis ay dhex-dhexaadisay China. Bayaan wadajir ah oo lasii daayey kadib wadahadallo dhex-maray wasiirka arrimaha dibedda Iran Hossein Amir-Abdollahian iyo […]

1 min read

Dagaal saakay saacado kooban ka socday magaalada Laascaanood

Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa hadda deggan kadib dagaal saaka aroortii dhacay. Ciidamadaisku hor fahiya magaaladaasi ee kuwa Somalilnd iyo dhanka deegaanka ayaa saaka subaxnimadii is fara saaray iyadoo markii dambe ay xaaladdu qabowday. Dhawaqa hubka nuucyadiisa kala duwan ee la’isku adeegsaday ayaa laga maqlayay qaybaha kala duwan ee magaalada. Lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi […]

1 min read

Weerar lagu qaaday meherad laga dukaamaysto oo ku taalla Boosaaso.

Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar loo adeegsaday rasaas iyo bam gacmeedyo ku qaaday xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Boosaaso, ee Puntland, iyada oo weerarkaasi uu geystay khasaare isugu jira naf iyo maalba. Goobjooge ku sugnaa meheradda weerarku ka dhacay ayaa saxaafadda u sheegay  in kooxda weerarka fulisay markii hore toogasho ku dileen waardiyihii, iyaga […]

1 min read

Aasaasihii adeega lacag dirista ee Cash App oo tooray lagu dilay.

Bob Lee oo ahaa aasaasihii barnaamijka lacagaha la isku weydaarsado ee Cash App, oo haatanna ka mid ahaa masuuliyiinta sarsare ee shirkadda MobileCoin ayaa si xun loogu toorayeeyey magaalada San Francisco, sida laga soo xigtay laamaha ammaanka iyo weliba shirka CryptoCurrency. Saraakiisha ayaa Salaasadii waxay ka jawaabayey telefoon loosoo diray oo ku saabsanaa in qof […]