18 May, 2024
1 min read

William Ruto  “Ciidamada ATMIS waa inay soo afjaraan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab..”

Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa sheegay ay muhiim tahay in argagixisada Soomaaliya iyo tan Geeska Afrika la soo afjaro si dagaalka socda uusan u sii dheeraan. Ruto ayaa sidoo kale bogaadiyay dalalka ay ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya ee la dagaalamaya Al-Shabaab, kuwaas oo Ciidamadooda qeybta ka yihiin howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS. “Waxaan u […]

1 min read

Safaaradda Soomaalida ee Sudan oo shaacisay tirada Soomaalida ka carartay colaada dalkaasi.

Safiir ku xigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan Amb Axmed Cabdi Xasan ayaa sheegay in muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradooda gaarayso 1,500 oo qof ku bara baxeen dagaalada ka socda Dalka Sudan,safiirka ayaa sheegay in dadkan isugu jiraan Arday iyo dad kale oo siyaabo kala duwan ugu noolaa dalka Sudan. Safiir kuxigeenka  oo la hadlay Warbaahinta […]

1 min read

Madaxweynaha Jubbaland oo Mustafe Cagjar kala hadlay ilaalinta Amniga xaduudaha.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo booqasho ku jooga Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa halkaasi kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar ( Cagjar). Kulanka kadib masuuliyiinta ayaa yeeshay wada hadalo miro dhal ah oo lagaga hadlay iskaashiga labada dhinac ee amniga xuduudaha, dhaqaalaha iyo wadaaga […]