25 Jul, 2024
1 min read

Ma Run baa in Al-Shabaab Malaayin Doolar ku bixinayso in xil ka qaadis lagu sameeyo Gudoomiye Cali Jayte.

Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Xasilinta iyo arrimaha rayidka goobaha laga xureeyay kooxda Al-shabaab Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaca ka qaaday qorshe ay la damacsan tahay kooxda Al-shabaab guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Maxamed Cabdi Waare ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in Ururka Al-shabaab […]

1 min read

Yaa dhibane ah?

Qoys meel degan ayaa waxa ay lahaayeen Hal Diiq, Hal Ri iyo Hal Eey. Habeen barkii ayaa Diiqii waxa uu arkay Waraabe sii galayo Mooradii Rida. Diiqii ayaa qeyliyay, waxaa soo toosay Eeygii oo isna Hurdayay, Eeygii ayaa qeyliyay, Qoyskii ayaa soo toosay, Waraabihii ayaa cararay. Cidii ayaa ku faraxday in Ridoodii ay caawa khatar […]

1 min read

Gudoomiye Madaale “Fasahaadka aan soo aragnay waa mid uusan damiirku nasiin Karin”

Gudoomiyaha gobolka Benaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale iyo mas’uuliyiin uu hor kacayo ayaa xalay fuliyay howlgal ay warbaahinta ku hadasha afka dowladda ku timaantay edbin iyo dhaqan toosin, kaasoo ka dhacay goobo lagu caweeyo oo ku yaalla xeebta Liido ee degmada C/Casiis. Muuqaallo lasoo bandhigay ayaa muujinayay Gudoomiye Madaale oo ul gacanta ku haya isla […]

1 min read

Meydadka dad uu wadaad ku wacdiyay in ay gaajo u dhintaan si ay ilaah ula kulmaan oo la soo saaray.

Booliska Kenya ayaa meel u dhow magaalo xeebeedka Malindi kasoo saaray 21 meydad ah, xilli ay baarayeen wadaad dad aaminsanaa ku wacdiyay in ay gaajo u dhintaan si ay ula kulmaan ilaahooda. Carruur ayaa kamid ahaa dadka dhintay ee lasoo saaray, waxaana booliisku ay sheegeen inay filayaan inay helaan meydad kale. Wadaadka oo lagu magacaabo […]

1 min read

Dhammaan shaqaalihii safaaradda Maraykanka oo laga daad-gureeyay Suudaan.

Washington — Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay sheegay in militariga Mareykanku ay soo afjareen daadgureynta shaqaalaha safaaradda Mareykanka ee Suudaan, wuxuuna ku baaqay in lasoo afjaro rabshadaha aan “mabda’a laheyn” ee halkaas ka dhacay, iyadoo laba hoggaamiye oo iska soo horjeeda ay ku loollamayaan awoodda Sudan. Biden ayaa u mahadceliyay ciidamada Mareykanka ee fuliyay […]