1 min read

Wasiirka difaaca Kenya oo Muslimiinta kala qeyb galay dabaal degga Ciidda.

Wasiirka difaaca Kenya, Aadan Bare Ducaale, ayaa salaada Ciida kula tukaday Muslimiinta Kenya maanta masaajidka Adams Arcade ee magaalada Nairobi.

Aadan Ducaale, ayaa muslimiinta ugu bishaareeyey farxadda Ciidda, isagoo sheegay in loo baahan yahay in dadka aan waxba haysan Cciida laga farxiyo, waxaana uu dalbaday in Nabadda lagu dadaalo.

Sawirada dabaal degga wasiir Aadan Bare Ducaale, iyo Muslimiinta Kenya, ka daawo dhanka hoose.