April 22, 2023
Waddamad Islaamka qaar ka mid ah oo maanta ciidaya shalayna soomanaa.
Maanta oo Sabti ah ayaa dalal badan oo Carbeed ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, kaddib markii ay ku dhawaaqeen in aan la arkin bisha Shawaal maqribnimadii Khamiista. Waxayna Awqaafta Boqortooyadda Marooko iyo Saldanada Cumaan u dhigeen Maalinta Sabtida ah ee Ciidul Fidriga oo ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee Ciidul […]
Wararkii ugu dambeeyay ee Masgawaay , Al-Shabaab oo halkaas ku dishay Odayaal Dhaqameedyo.
Dagaal culus ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay magaalada Masagawaa, kadib markii weerar ku billowday qarax ay Al-Shabaab ku qaadeen subaxnimadii hore ee saakay. Inkasta oo ay adagtahay xaqiijinta khasaaraha dagaalka saaka, ayaa haddana, wararka laga helayo qaar ka mid ah dadka deegaanka ay sheegayaan in dadka ku dhintay weerarkaas ay ka mid ahayeen […]
NISA oo sheegtay dilka 20 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab.
MUQDISHO — Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA ayaa sheegtay in hawlgal ay si wadajir ah Khamiistii u fuliyeen iyaga iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dileen ugu yaraan 20 ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab. Bayaan goor dambe oo Jimcihii ah kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in halwgalkan uu ka […]
Wasiirka difaaca Kenya oo Muslimiinta kala qeyb galay dabaal degga Ciidda.
Wasiirka difaaca Kenya, Aadan Bare Ducaale, ayaa salaada Ciida kula tukaday Muslimiinta Kenya maanta masaajidka Adams Arcade ee magaalada Nairobi. Aadan Ducaale, ayaa muslimiinta ugu bishaareeyey farxadda Ciidda, isagoo sheegay in loo baahan yahay in dadka aan waxba haysan Cciida laga farxiyo, waxaana uu dalbaday in Nabadda lagu dadaalo. Sawirada dabaal degga wasiir Aadan Bare […]