26 Sep, 2025
1 min read

Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo maanta xiran.

Inta badan Wadooyinka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa maanta xiiran, waxaana aroornimadii hore ee Saaka lagu soo daadiyay Waddooyinka Ciidamada Koofi-gaduud oo ah Ciidanka ilaalada gaarka ee Madaxtooyada. Ciidamada ayaa Gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ka celinaya waddooyinka muhiimka ah ee laamiyada sida; Waddada Maka Al-mukarama, Isgoyska KM4, Soobe iyo Tarabuunka. Dadka […]

1 min read

Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo garoonka Aadan Cadde ku xiray Saraakiil lagu eedeeyay musuq -maasuq.

Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo howlgal ka sameeyay garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen 5 Sargaal oo kamid ah Shabakad ballaaran oo Booliisku uga shakisan yahay in ay Musuq-maasuq iyo Wax-isdabamarin wadeen. Warsaxaafadeed ka soo baxay Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu yiri, “waxa uu gacanta ku dhigay 5 […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo iibinaysa 30 tan oo kalluun ah oo lagu qabtay shirkado ajnebi ah.

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta sheegtay inay iibinayso 30 tan oo kalluun ah, kaas oo kalluumaysato ajnabi ah ay sifo sharci darro ah ugala soo baxeen badda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa lagu sheegay in kalluunkan laga iibinayo shirkadaha Soomaaliyeed ee ka ganacsada kalluunka ee ku sugan magaalada Muqdisho. Maxkamaddu waxay xustay in nuucyada […]

1 min read

New container service to Somalia from Sharjah.

Gulftainer, announced the arrival of a new container service at its Sharjah Container Terminal servicing Berbera in Somalia.   The maiden voyage of the SHASOM service began on April 17, departing from Sharjah and arriving at Berbera port after a transit time of only six days. The service rotation will be Sharjah, Berbera, Garacad, Mogadishu […]