23 Sep, 2025
1 min read

Ciidamada dowladda oo deegaanno hor leh Al-shabaab kala wareegay.

Warrarka ka imaanaya Dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada xogga Soomaaliya ay kooxda Al-shabaab kala wareegeen ku dhowaad 10 tuulo oo hoostaga gobolkaas. Wakaaladda warrarka ee SONNA ayaa sheegtay in Taliyaha Guutada 4aad ee qaybta 27aad ee Ciidanka xooga dalka Kornayl Saneey Cabdulle oo hogaaminaya howlgalkan uu ugu baaqay shacabka tuulooyinkaan in […]

1 min read

Minneapolis: Baahinta codka sare ee aadaanka salaadaha oo la oggolaaday.

Magaalada Minneapolis ayaa noqotay magaaladii ugu horeysay ee dalka Mareykanka’ ee ogolaata in Adaanka shanta salaadood laga sii daayo masaajidada. Markii hore, xeerarka dhawaqa ee magaaladu waxay ka hor istaagi jireen masaajidada inay si toos ah u sii daayaan adaanka salaadda subax iyo fiidkii. Duqa magaalada ayaa la filayaa inuu saxiixo qaraarkan cusub maalinta Isniinta […]

1 min read

Ghana oo ansixisay tallaalka cusub ee cudurka Malariyada

Dalka Ghana ayaa noqday dalkii ugu horreeyey ee caalamka e ansixiya tallaal cusub oo looga hortagayo Kaneecada -kaas oo la filayo in uu noqdo kan ugu waxtarka badan ee weligeed loo soo saaro kaneecada. Xeel dheerayaasha ayaa oggolaansho siiyey ka dib markii ay baaris ku sameeyeen xogta ay ka heleen jmamcadda Oxford ee ku taalla […]