17 May, 2024
1 min read

Xiriirka Ethiopia iyo midowga Yurub oo fure u noqday heshiiska Tigray.

Midowga Yurub ayaa sheegay in go’aan kasta oo lagu wanaajinayo xiriirka dowladda Itoobiya ay ku xiran tahay sida loogu guuleysto dadaallada lagu xallinayo colaadda ka taagan waqooyiga gobolka Tigray. Ka dib dagaalkii sokeeye ee qarxay November 2020, Midowga Yurub waxay hakiyeen taageeradii miisaaniyadeed iyagoo u cuskanaya xad-gudubyada xuquuqda aadanaha. Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga […]

1 min read

Dowladda Finland oo si rasmi ah ugu biirtay NATO.

Finland ayaa noqotay xubnkii 31-aad ee gaashaanbuurta NATO, kaddib xaflad ka dhacday xarunta isbahaysigu ku leeyahay magaalada Brussels. Madaxweynaha Finland,Sauli Niinisto, ayaa dukumintiyada ku biiritaanka NATO ee dalkiisa u gudbiyay xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Antony Blinken, kaas oo sheegay in Finland ay haatan si rasmi ah ugu biirtay isbahaysiga millateri. Dhameystirka codsiga ku biiritaanka […]

1 min read

QM: Walxaha qarxa waxay Soomaaliya ku dileen 1200 qof sanadkii tegay.

Muqdisho:-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya ay sannadkii 2022-ka walxaha qarxa sababeen dhimashada 1200 qof oo Soomaali ah. Hadalkan ayaa soo baxay iyadoo maanta dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Wax-ka-qabashada Miinooyinka.Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka go’antahay inay Soomaaliya ka taageerto dadaallada looga cirib-tirayo khataraha haraadiga walxaha qarxa, sida lagu sheegay war-saxaafadeed […]

1 min read

Dalalka Soomaaliya iyo Cuba oo ku heshiiyey inay dib u billaabaan xiriirka diblomaasi.

Dawladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa ku hehsiiyey inay sii ambaqaadaan xiriirkooda dblomaaisyadeed, sida ay sheegeen diblomaasiyiinta labada waddan. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa qaabilay safiirka Cuba u jooga dalka Kenya Juan Manuel Rodrigues Vazquez oo sidoo kalena qaabilsanaan doona arrimaha Soomaaliya. Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in safiirka Cuba uu waraaqihiisa […]

1 min read

QM oo ku baaqday $70 milyan oo lagu caawiyo Malawi, oo ay duufaan xooggani ku dhufatay.

BLANTYRE, MALAWI – Qaramada Midoobay iyo hay’ada kale ee samafalka ayaa ku baaqay in lacag gaadhaysa $70.6 milyan lagu caawiyo dalka Malawi, gaar ahaan, dadka ay saamaysay duufaantii dalkaas ku dhufatay. Duufaanta Freddy, oo sidoo kale ku dhufatay dalalka Mozambique iyo Madagascar, ayaa dalka Malawi ku dishay boqollaal qof, halka ay barakaceen in ka badan […]