13 Sep, 2024
1 min read

Booliska Kenya oo booqday beerta Uhuru Kenyatta ee weerarka lagu qaaday.

Booliska dalka Kenya ayaa booqday beer ay leeyihiin qoyska madaxweynihii hore ee Kenya Uhuru Kenyatta, kadib markii maalintii Isniinta qeyb ay gubeen dad soo duulay. Dadkan dhaca geystay ayaa waxay jareen geedo, waxayna ka soo kaxeysteen xoolo beertaasi oo ku taala duleedka magaalada caasimadda ah ee Nairobi. Askarta hubaysan ee goobta joogtay ayaan wax faragelin […]

1 min read

Midowga Afrika oo war ka soo saaray rabshadihii ka dhashay dibad baxyadii ka dhacay Kenya.

Midowga Afrika ayaa ku baaqday in wada hadal la sameeyo ka dib mudaaharaadyadii mucaaradka ee ka dhacay Kenya oo isku bedelay rabshado ayna ku dhinteen saddex qof tan iyo todobaadkii hore. Hogaamiyaha mucaaradka Mr Odinga ayaa ku baaqay dibad baxyo ka dhan ah sare u kaca qiimaha maciishadda iyo caddaalad darro ay mucaaradku ka tabanayaan […]

1 min read

Wajiga 2-aad howlgal ka dhanka ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Hiiraan.

Degaano badan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan waxaa ka bilaawday dhaqdhaqaaqyo Ciidan  iyo abaabulka bilaabida wajiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan Ciidanka Macawiisleyda iyo maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa kullan  kula yeeshay tuulooyin hoostaga degmada Maxaas ee Ciidanka Macawiisleyda ee ka dagaalamayay bilooyinkii la soo dhaafay gobolka […]

1 min read

Maahmaah hore iyo mid dambe.

Somalidu waxa ay ku maahmaahdaa. Maahmaah Hore 1. ( Nin Musqul ka adimay, Jamaaco ma helo) 2.Waxaase waa ( Sabuul Firsho ka baxay) 3. (Findhicil ma xalaala mise waa xaaraan, Sheeg sheegiisaa ka daran) 4.(waa baahanahay Bakhti looma cuno) 5. ( Babaay Musqul ka baxay mala cunaa) (F.S: 1aad) Iska jir hee. Maahmaah Dambe 1.Dowlad […]

1 min read

Dowladda Sucuudiga oo balaayiin dollar ku maalgashanaysa dalka Shiinaha.

Shirkadda weyn ee shidaalka soo saarta ee ay leedahay dawladda Sucuudigu ee Aramco ayaa maalgashi ballaadhan oo ku kacaya balaayiin doollar ku samaynaysa dalka Shiinaha, taas oo ay ka mid tahay, inay dalkaas ka dhisaan wershedo shidaalka safeeya, sida ay shaacisay shirkaddani. Maalgashigan ay ku samaynayaan dalka Shiinaha ayaa ku soo beegmaya iyada oo shirkaddaasi […]