1 min read

Maahmaah hore iyo mid dambe.

Somalidu waxa ay ku maahmaahdaa.

Maahmaah Hore

1. ( Nin Musqul ka adimay, Jamaaco ma helo)
2.Waxaase waa ( Sabuul Firsho ka baxay)
3. (Findhicil ma xalaala mise waa xaaraan, Sheeg sheegiisaa ka daran)
4.(waa baahanahay Bakhti looma cuno)
5. ( Babaay Musqul ka baxay mala cunaa) (F.S: 1aad)

Iska jir hee.

Maahmaah Dambe

1.Dowlad Fiican oo Milkiilayaal xun, looma dhawaado.
2.Shiikh Fiican oo Xir xun, ha u xereeysan.
3.Ganacsade fiican oo Badeeca Xun, wax haka iibsan.
4. Gabar Fiican oo Hooyo Xun, Xilo kuuma noqoto.
5. Sarkaal Fiican, oo Ciidankiisu Mooryaan yahay, Amaan haka sugin.

Iska jir hee

No Comment, No Comment.

Qore: Yahya Amir