1 min read

Caruur ku Dhibaataysan Magaalada Laascaanood oo Gargaar Caafimaad u Baahan

Waxay ka soo barakaceen,Magaalada Laascaanood, laba ka mid ah Caruurta waxa haleelay xanuunkan oo maqaarka kaga dhacay, kaas oo Diirka ka siibay, Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed wixii tabarucaada ee aad awoodo ka qayb qaado

Golis Sahal *883*0637902396*lacagta#
Telesom zaad *880*0637902396*lacagta#
Hormuud *883*0637902396*lacagta