18 May, 2024
2 mins read

Duufaan dad ku dishay gudaha dalka Mareykanka.

Ugu yaraan 23 qof, ayaa ku dhintay, kadib markii duufaano ay ku dhufatay gobolka Mississippi ee dalka Maraykanka habeenkii Jimcaha. Dad badan ayaa loo maleynayaa inay ku hoos jiraan burburka dhismayaal burburay. Duufaanadan ayaa burbur xooggan ka geystay dhowr magaalo oo miyi ah, halkaasi oo ay waxyeelin ay gaartey dhirtii iyo xargaha korontada, waxaana la […]

4 mins read

Taliyaha ciidammada Danab oo beeniyay in ciidammadiisu ay qeyb ka yihiin dagaalka Laascaanood

Taliyaha ciidammada Danab ee milateriga Soomaaliya ee uu tababaray Mareykanka, ayaa gaashaanka u daruuray in ciidammo ka tirsan taliskooda ay ka qeybqaadanayaan dagaalka todobaadyada ka socda magaalada Laascaanood. Korneel Axmed Cabdullaahi Nuur “Beeryare” ayaa bayaan uu ku daabacay bartiisa Twitterka, waxa uu ciidammadiisa uga fogeeyay warar la isla dhexmarayay maalmahan oo sheegayay in sarkaal ka […]