29 Apr, 2024
1 min read

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ku fulisay Dhaqtarkii dilaaga ahaa Dr. Fanax iyo laba xubnood oo kale.

Muqdisho — Maxkmadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa goor dhaweyd dil toogasho ah ku fulisay saddex nin oo hore loogu helay dambiyo ay ka mid ahaayeen ‘dilal iyo falal argagiso’ kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Dr. Fanax iyo Dhammee Shariif Jeego. Maxkamadda Ciidamada ayaa 20-kii January xukun dil ah ku ridday ninka lagu magacaabo Maxamed Cabdinuur […]

1 min read

Man City oo 7-0 ku xasuuqday RB Leipzig iyo Inter oo 11 sano kadib soo gudubtay.

Manchester — Erling Haaland ayaa noqday ciyaaryahankii seddexaad ee taariikhda koobka horyaallada Yurub ee Champions League shan gool ka dhaliya hal kulan, isagoo Manchester City ku hoggaamiyay inay 7-0 ku xasuuqdo RB Leipzig lugtii labaad ee wareegga 16-ka Talaadadii. Guushan oo barbareysay guushii ugu weyneyd ee ay City ka gaarto Yurub, ayaa kooxda Pep Guardiola ugu […]