20 Sep, 2025
1 min read

Dowladda Pakistan Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday Adeegyada Wikipedia

Hey’adda maamusha isgaadhsiinta dalka Pakistan, ayaa ka xanibtay barta lagu kaydiyo qoraalada ee Wikipedia dalkaas, iyadoo hey’addu sheegtay inay ku guuldareystay Wikipedia iney maxfalladeeda ka saarto waxyaabaha aflagaadada ah,inkastoo digniino kal hore loo gudbiyay. Afhayeen u hadlay, ayaa sheegay in go’aanka hey’adda dib u eegis lagu sameyn karo, haddii encyclopedia online ay meesha ka saarto […]

1 min read

Ciyaaryahan Kylian Mbappe oo dhaawacmay, isagoo seegi doona kulanka PSG vs Bayern Munich

PARIS — Weeraryahanka Paris St Germain Kylian Mbappe ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo seddex toddobaad ah kadib markii uu dhaawac kasoo gaaray bowdada, sida ay Khamiistii sheegtay kooxda Ligue 1, taasoo sababtay inuu seego lugta hore ee Champions League ee ay la ciyaarayaan Bayern Munich. 24-sano jirkan ayaa dhaawacmay qeybtii hore ee kulankii ay PSG […]

1 min read

Sheekh Aadan Madoobe oo mar kale la kulmay mucaaradka Koofur Galbeed

BAYDHABO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Adan Madoobe ayaa xalay magaalada Baydhabo kula shiray midowga musharraxiinta Koofur Galbeed, halkaas uu ka socodo shirka dib u heshiisiinta maamulkaas. “Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta KGS u sheegay in si habsami leh loo sii amba qaado wajiga […]

3 mins read

=Nasashada Jimcaha. Q- 242 = Ma waxaad noo maleydeen Sida Dadka Gobalka Banadir oo Maamulkooda iyo mustaqbalkooda ka sugayo Dad aan shaqaba ku leheyn Dhismaha Deegaankooda.

1. Haweeneydii Ra’iisul Wasaaradda ka aheyd Dalka Ingriiska Sannadkuu 1982 Mrs. Margaret Tarjer. Ayaa waxaa loo sheegay in Dowladda Arjentiin ey weerartay Jasiiradaha “Folk land” ee ku yaal Laatiin America, kuwaa oo u dhaw Arjentiin, kana Fog Ingriiska, laakin ingriisku Dusha ka maamulo iskana heysto. Waxa ey tiri: Si deg deg ah ayaan u weeraraa. […]

1 min read

Urur goboleedka IGAD oo war kasoo saaray xaaladda Laascaanood.

Urur goboleedka IGAD oo ka warbixinayay xaaladda gobolka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin xaaladda magaalada Laascaanood. “Xiisadda Laascaanood waxay noqotay arrin walaaceeda leh oo horseeday inay tiro dad ah ay ku dhinteen halka khasaare kalena uu ka dhashay” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo kasoo baxay IGAD. Ururkan ayaa sidoo kale sheegay in […]

2 mins read

Ilhaan oo laga saaray Guddiga Arrimaha Dibedda Aqalka Wakiilada

WASHINGTON — Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel. Tallaabadan ayaa sii xumeyneysa xiisadda labada xisbi kadib markii Dimoqraadiga ay kalfadhiggii hore guddiyo ka saareen xubno Jamhuuri ah oo ka tirsan garabka-midig ee fog, […]